{"id":491464,"date":"2023-07-11T14:43:19","date_gmt":"2023-07-11T11:43:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491464"},"modified":"2023-07-11T14:43:19","modified_gmt":"2023-07-11T11:43:19","slug":"wasiir-huruuse-oo-furay-tababar-ku-saabsan-diblomaasiyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-huruuse-oo-furay-tababar-ku-saabsan-diblomaasiyadda\/","title":{"rendered":"Wasiir Huruuse oo furay tababar ku saabsan Diblomaasiyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda XFS Abshir Cumar Jaamac Haruuse ayaa maanta tababbar u furay dufcadii 11-aad oo ku biirtay Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in tababarkani ay qaadanayaan dad dhallinyaro ah, kaas oo mihiimad weyn u leh Qaranka Soomaaliyeed maadaama ay Dublomaasiyiintii hore intooda badani noqdeen howl gab ama ay meesha ka baxeen.<\/p>\n<p>Mudane, Huruuse ayaa sheegay inay xiriirro la sameeyeen dalal ay aad u sarreyso Dublomaasiyaddooda si ay dhallinyaradeenna wax baratay u siiyaan tababarro tayo leh, si ay u kororsadaan aqoontooda iyo waaya aragnimadooda.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Wasaaradda iyo howl wadeennadeeduba ay ka go\u2019an tahay sii wadidda tababarrada iyo sare u qaadidda garaadka Dublomaasiyiinta cusub iyo kuwii horay u shaqaynayay intuba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda XFS Abshir Cumar Jaamac Haruuse ayaa maanta tababbar u furay dufcadii 11-aad oo ku biirtay Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda. Wasiirka ayaa sheegay in tababarkani ay qaadanayaan dad dhallinyaro ah, kaas oo mihiimad weyn u leh Qaranka Soomaaliyeed maadaama ay Dublomaasiyiintii hore intooda badani noqdeen howl gab ama ay meesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":491465,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491464","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491464"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491464\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491466,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491464\/revisions\/491466"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}