{"id":491358,"date":"2023-07-10T17:36:32","date_gmt":"2023-07-10T14:36:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491358"},"modified":"2023-07-10T17:36:32","modified_gmt":"2023-07-10T14:36:32","slug":"agaasimaha-waaxda-hab-maamuuska-ee-wasaaradda-difaaca-oo-xilka-la-wareegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-waaxda-hab-maamuuska-ee-wasaaradda-difaaca-oo-xilka-la-wareegay\/","title":{"rendered":"Agaasimaha waaxda hab-maamuuska ee wasaaradda difaaca oo xilka la wareegay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):\u00a0Wasiir ku xigeen ka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS ayaa xilka u kala wareejiyey agaasimaha cusub ee waaxda xiriirka dibadda iyo hab-maamuuska wasaaradda difaaca iyo agaasimihii hore ee waaxda.<\/p>\n<p>Mudane Cabdifitaax Qaasim ayaa agaasimaha cusub gaashaanle Cimraan Axmed Warsame kula dardaarmay inuu shaqadiisa u guto sida uu qabo sharcigu, isagoo dardargalinaya shaqada xafiisyada hoos yimaada.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiir ku xigeenka ayaa agaasihimii hore ee waaxda Ibraahim Xasan Xaaji ku bogaadiyey shaqada wanaagsan ee uu Qaranka u qabtay mudadii uu xilka hayey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):\u00a0Wasiir ku xigeen ka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS ayaa xilka u kala wareejiyey agaasimaha cusub ee waaxda xiriirka dibadda iyo hab-maamuuska wasaaradda difaaca iyo agaasimihii hore ee waaxda. Mudane Cabdifitaax Qaasim ayaa agaasimaha cusub gaashaanle Cimraan Axmed Warsame kula dardaarmay inuu shaqadiisa u guto sida uu qabo sharcigu, isagoo dardargalinaya shaqada xafiisyada hoos yimaada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":491361,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491358","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491358","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491362,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491358\/revisions\/491362"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491361"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}