{"id":491355,"date":"2023-07-10T14:25:49","date_gmt":"2023-07-10T11:25:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491355"},"modified":"2023-07-10T14:25:49","modified_gmt":"2023-07-10T11:25:49","slug":"ciidanka-daraawiishta-galmudug-oo-hawlgal-ku-dilay-xubin-katirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-daraawiishta-galmudug-oo-hawlgal-ku-dilay-xubin-katirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo hawlgal ku dilay xubin katirsan khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanayey Ciidanka degaanka Bajeela ayaa howlgal Qorshaysan oo ay ka fuliyeen Duleedka degaanka Baraag-Ciise waxay ku dileen xubin ka mid ah Maleeshiyaadka\u00a0 khawaarijta halka mid kalena\u00a0 nolasha lagu soo qabtay, ciidanka ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay\u00a0 mooto, isgaarsiinta ciidanka iyo hubkii ay wateen dhagar qabeyaasha weerarka ay ku qaadeen.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa yimid kadib markii\u00a0 bulshada daggan deegaan Baraag-Ciise ay ciidanka ku soo wargaliyeen in laga qaadayo lacago baad ah oo aysan awoodin.<\/p>\n<p>Sarkiisha howlgalka hoggaaminayay ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in si guul leh uu ku soo dhaamaday howlgalku.<\/p>\n<p>Lasoco Goordhow Faah Faahin<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230710_142114_004.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanayey Ciidanka degaanka Bajeela ayaa howlgal Qorshaysan oo ay ka fuliyeen Duleedka degaanka Baraag-Ciise waxay ku dileen xubin ka mid ah Maleeshiyaadka\u00a0 khawaarijta halka mid kalena\u00a0 nolasha lagu soo qabtay, ciidanka ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay\u00a0 mooto, isgaarsiinta ciidanka iyo hubkii ay wateen dhagar qabeyaasha weerarka ay ku qaadeen. Howlgalkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":484770,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491355","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491355","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491355"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491356,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491355\/revisions\/491356"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}