{"id":491327,"date":"2023-07-10T10:44:20","date_gmt":"2023-07-10T07:44:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491327"},"modified":"2023-07-10T12:15:04","modified_gmt":"2023-07-10T09:15:04","slug":"maxkamadda-ciidamada-oo-xukun-ku-riday-xubin-katirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-xukun-ku-riday-xubin-katirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday xubin katirsan khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka 15 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Yusuf Duqow Xuseen Dhicisow, oo Khawaarijta ka tirsanaa.<\/p>\n<p>Duqow ayaa Khawaarijta kaga biiray Buur-Eylo oo katirsan degmada Buur-Hakabe ee Gobolka Baay,waxaana xiliyadii u dambeeysay uu daganaa Ceeltimir degmada Dayniile si muqdisho uga geeysto Dilal iyo Qaraxyo<\/p>\n<p>Ciidanka amniga ayaa 14-May ee Sanadkaan gacanta ku soo dhigay Ninkaan,isaga oo Bom F1 ku tuuray Waaxda Labaad ee degmada Hodan.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan garsoorayaasha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku dhawaaqay xukunka dhagar qabaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka 15 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Yusuf Duqow Xuseen Dhicisow, oo Khawaarijta ka tirsanaa. Duqow ayaa Khawaarijta kaga biiray Buur-Eylo oo katirsan degmada Buur-Hakabe ee Gobolka Baay,waxaana xiliyadii u dambeeysay uu daganaa Ceeltimir degmada Dayniile si muqdisho uga geeysto Dilal iyo Qaraxyo Ciidanka amniga ayaa 14-May ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":491328,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491327","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491327"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491341,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491327\/revisions\/491341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}