{"id":491281,"date":"2023-07-09T14:24:42","date_gmt":"2023-07-09T11:24:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491281"},"modified":"2023-07-09T14:30:40","modified_gmt":"2023-07-09T11:30:40","slug":"maxaabiis-lagu-soo-qabtay-howlgalkii-jubbada-hoose-oo-la-gaarsiiyay-degmada-afmadow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxaabiis-lagu-soo-qabtay-howlgalkii-jubbada-hoose-oo-la-gaarsiiyay-degmada-afmadow\/","title":{"rendered":"Maxaabiis lagu soo qabtay howlgalkii Jubbada Hoose oo la gaarsiiyay degmada Afmadow"},"content":{"rendered":"<p>Muqdiaho(SONNA):-Degamad Afmadow ee Gobolka jubbada Hoose ayaa goordhow la geeyay lix(6) Maxaabiis katirsan khawaarijta iyo Gaari Qarax lagu diyaariyay sida warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka Generaal Cali Maxamuud Bagmadow.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Welmarow oo 40KM u jirta Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose halkaa oo jab xooggan lagu gaarsiiya kooxda khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Hawlgalka oo dhacay waaberigii hore ee saakay oo Axad ah ayaa waxaa uu isugu jiraa duqeyn xaga cirka ah iyo mid dhulka ah oo ay fuliyeen ciidammo sida gaarka ah u tababaran ee Danab, waxaana lagu qaaday goob ay isku aruursanayeen Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230709_142033_975.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdiaho(SONNA):-Degamad Afmadow ee Gobolka jubbada Hoose ayaa goordhow la geeyay lix(6) Maxaabiis katirsan khawaarijta iyo Gaari Qarax lagu diyaariyay sida warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka Generaal Cali Maxamuud Bagmadow. Ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Welmarow oo 40KM u jirta Afmadow ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":484770,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491281","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491281"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491285,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491281\/revisions\/491285"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}