{"id":491275,"date":"2023-07-09T13:26:23","date_gmt":"2023-07-09T10:26:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491275"},"modified":"2023-07-09T13:31:17","modified_gmt":"2023-07-09T10:31:17","slug":"ciidanka-xooga-oo-howlgal-qorsheysan-ka-fuliyay-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xooga-oo-howlgal-qorsheysan-ka-fuliyay-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo hawlgal qorsheysan ka fuliyay degaan katirsan jubbada Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdiaho(SONNA):-Kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan ku qaaday fariisimihii Khawaarijta ee Magaalada Xagar ee gobolka Jubbada Hoose oo qiyaas 80 KM ah u jirta Caasimadda dowlad goboleedka Jubbaland ee Bu&#8217;aal.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa inta hawlgalka wadeen waxa ay burburiyeen dhammaan fariisimihii ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka khawaarijta<\/p>\n<p>Ciidamadaan ayaa ka soo ruqaansaday degmada Afmadow waxayna waddooyinka ka saareen miinooyin Cadowgu uu ku aasay si ay ugu dhibaateeyaan bulshada Soomaaliyeed ee Safarka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdiaho(SONNA):-Kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan ku qaaday fariisimihii Khawaarijta ee Magaalada Xagar ee gobolka Jubbada Hoose oo qiyaas 80 KM ah u jirta Caasimadda dowlad goboleedka Jubbaland ee Bu&#8217;aal. Ciidamada ayaa inta hawlgalka wadeen waxa ay burburiyeen dhammaan fariisimihii ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka khawaarijta Ciidamadaan ayaa ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":491276,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491275","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491275"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491280,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491275\/revisions\/491280"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}