{"id":491226,"date":"2023-07-08T17:33:47","date_gmt":"2023-07-08T14:33:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491226"},"modified":"2023-07-08T17:33:47","modified_gmt":"2023-07-08T14:33:47","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-dowladda-itoobiya-oo-madaxda-heyadda-geneva-call-kala-hadlay-ciribtirka-kooxaha-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-dowladda-itoobiya-oo-madaxda-heyadda-geneva-call-kala-hadlay-ciribtirka-kooxaha-argagixisada\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee dowladda Itoobiya oo madaxda hey\u2019adda Geneva Call kala hadlay ciribtirka kooxaha argagixisada"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa-(SONNA)-Safiirka safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Warfaa ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay hay&#8217;adda aan dawliga ahayn ee Geneva Call oo kala ah Mr Cumar Axmed iyo Mr Alexandre Munafo, waxayna hay&#8217;addu ka shaqaysaa arrimaha Beni aadantinimada, dhex-dhexaadinta, dib u heshiisiinta iyo badbaadinta dadka rayidka ah, waxaana Safiir Wafaa uu dhankiisa la wadaagay masuulintan sida ay Dowladda Soomaaliya uga go&#8217;antahay soo afjaridda kooxaha argagixisada iyo horumarinta dhaqaalaha iyo siyaasada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxda hay&#8217;adda Geneva Call ayaa dhankooda ballan qaaday inay Dawladda Soomaaliya kala shaqaynayaan horumarinta arrimaha bini&#8217;aadan tinimada, dhex-dhexaadinta, dib u heshiisiinta iyo badbaadinta dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa-(SONNA)-Safiirka safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Warfaa ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay hay&#8217;adda aan dawliga ahayn ee Geneva Call oo kala ah Mr Cumar Axmed iyo Mr Alexandre Munafo, waxayna hay&#8217;addu ka shaqaysaa arrimaha Beni aadantinimada, dhex-dhexaadinta, dib u heshiisiinta iyo badbaadinta dadka rayidka ah, waxaana Safiir Wafaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":491227,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[962],"class_list":{"0":"post-491226","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-safiirka-soomaaliya-ee-dowladda-itoobiya-oo-madaxda-heyadda-geneva-call-kala-hadlay-ciribtirka-kooxaha-argagixisada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491226"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491226\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491228,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491226\/revisions\/491228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}