{"id":491128,"date":"2023-07-07T09:42:21","date_gmt":"2023-07-07T06:42:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491128"},"modified":"2023-07-07T09:42:21","modified_gmt":"2023-07-07T06:42:21","slug":"ciidamada-dowladda-oo-howlgal-ka-sameeyay-deegaanno-dhaca-duleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-dowladda-oo-howlgal-ka-sameeyay-deegaanno-dhaca-duleedka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda oo howlgal ka sameeyay deegaanno dhaca duleedka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano lagu tuhmaayey kooxaha khawaariijta oo isku xira gobolada Banaadir,Sh\/Hoose iyo Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Howlgalkaasi oo qaatay muddo saacado ah,waxaa si wadajir ah u fuliyay ciidamo ka socday NISA,gaar ahaan Duufaan iyo kuwo kale oo ka tirsan ciidamada Boliiska ee u tababaran sida mileteriga.<\/p>\n<p>Taliyaha ururja ciidanka Duufaan Taliye Karkaar iyo Taliyaha ururka guutada koowaad ee ciidamada u tababaran sida mileteri Dhamme Maxamed Aadan,ayaa hoggaaminaayey howlgalkaasi qorsheysan oo ka dhacay deegaanada Geedfaqay sabyo beerta Cali Mahdi, walaleey,shirkada Gumar iyo Basro.<\/p>\n<p>Howlgalkaasi ayaa u dhacay si nabad ah,waxaana wararku ay sheegayaan in lagu soo qabtay Rag lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Khawaarijta.<\/p>\n<p>Deegaana la beegsaday ee uu ka dhacay howlgalkaasi ayaa la xaqiijiyay in ay ahaayeen kuwo istaraatiiji ah oo isku xira gobolada Banaadir,Sh.Hoose iyo Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano lagu tuhmaayey kooxaha khawaariijta oo isku xira gobolada Banaadir,Sh\/Hoose iyo Sh\/Dhexe. Howlgalkaasi oo qaatay muddo saacado ah,waxaa si wadajir ah u fuliyay ciidamo ka socday NISA,gaar ahaan Duufaan iyo kuwo kale oo ka tirsan ciidamada Boliiska ee u tababaran sida mileteriga. Taliyaha ururja ciidanka Duufaan Taliye Karkaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":491129,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491128","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491128"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491130,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491128\/revisions\/491130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}