{"id":491107,"date":"2023-07-06T17:54:33","date_gmt":"2023-07-06T14:54:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491107"},"modified":"2023-07-06T17:54:33","modified_gmt":"2023-07-06T14:54:33","slug":"amb-kullane-oo-ka-qeyb-galay-munaasabad-lagu-daah-furayay-xarunta-iskaashiga-shiinaha-iyo-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/amb-kullane-oo-ka-qeyb-galay-munaasabad-lagu-daah-furayay-xarunta-iskaashiga-shiinaha-iyo-afrika\/","title":{"rendered":"Amb: Kullane oo ka qeyb galay Munaasabad lagu daah-furayay xarunta iskaashiga Shiinaha iyo Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Beijing,(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayay Xarunta Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee loo yaqaan \u201cSatellite Remote Sensing Application (CACSA)\u201d oo lagu qabtay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga ee shiinaha ayaa waxaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Wasiirka wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga ah ee Dalkaas Mudane Wang Guanghua, wuxuuna hadalkiisa xoogga ku saaray Iskaashiga dhinacyada badan ee Shiinaha iyo Afrika.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xi Jinping, ayaa aasaasay Xarunta Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee Satellite-ka Bishii Noofember 29, 2021.<\/p>\n<p>Muhiimadda loo aas-aasay xaruntan ayaa ah in la abuuro nidaam waara oo loogu talagalay iskaashiga isticmaalka fursadaha dayax-gacmeedka, ee loo yaqaan \u201csatellite remote sensing applications\u201d taas oo qeyb ka ah kobcinta iskaashiga ka dhexeeya Shiinaha iyo waddamada Afrika, iyada oo la fududeynayo wadaagga xogta iyo kor u qaadista iskaashiga wax ku oolka ah.<\/p>\n<p>Amb. Kullane, oo ka qeyb galka xaflada ayaa muujiyay in Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay xoojinta xiriirka ay la leedahay Shiinaha ee dhanka codsiyada dayax gacmeedka fog fog.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa munaasabadda qeyb ka ahaa doodo iyo falanqeyn ay khubaro, saraakiil, iyo wakiillo ka socda Shiinaha iyo dalal kala duwan is ku dhaafsanayeen,taas oo lagu wadaagayay khibradaha, iyo sahminta fursadaha iskaashiga mustaqbalka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Amb. Kullane ayaa ugu hambalyeeyay &#8220;LASAC&#8221; iyo Wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga ee Shiinaha sida wanaagsan ee ay u daahfureen \u201cSensing Applicationation\u201d ee Xarunta Sayniska iyo Dhaqanka ee Shiinaha, wuxuuna u rajeeyay in ay mustaqbalka Soomaaliya iyo Shiinaha iskaashi ka yeeshaan arrimahan.<\/p>\n<p style=\"text-align: left\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-491111\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0022.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0022.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0022-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0022-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0022-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0022-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0022-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0022-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0022-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-491112\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0021.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0021.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0021-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0021-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0021-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0021-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0021-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0021-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0021-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-491113\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0020.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0020.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0020-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0020-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0020-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0020-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0020-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0020-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230706-WA0020-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beijing,(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayay Xarunta Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee loo yaqaan \u201cSatellite Remote Sensing Application (CACSA)\u201d oo lagu qabtay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga ee shiinaha ayaa waxaa khudbad muhiim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":491113,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491107","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491107","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491107"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491114,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491107\/revisions\/491114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}