{"id":491066,"date":"2023-07-06T15:41:08","date_gmt":"2023-07-06T12:41:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491066"},"modified":"2023-07-06T15:59:53","modified_gmt":"2023-07-06T12:59:53","slug":"xeer-ilaalinta-qaranka-oo-soo-bandhigay-liiska-18-masuul-oo-ay-ku-jiraan-9-baxsad-ka-ah-cadaaladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-ilaalinta-qaranka-oo-soo-bandhigay-liiska-18-masuul-oo-ay-ku-jiraan-9-baxsad-ka-ah-cadaaladda\/","title":{"rendered":"Xeer Ilaalinta Qaranka oo soo bandhigay liiska 18 mas&#8217;uul oo ay ku jiraan 9 baxsad ka ah cadaaladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta magaalada Muqdisho shir jaraa&#8217;id ku qabatay ayaa soo bandhigay liiska 18 mas&#8217;uuliyiin dowladeed ah, kuwaas oo 9 kamid ah baxsad ka yihiin cadaaladda.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Maxkamadda Gobolka Banaadir loo gudbiyay liiska 18 ruux oo ku eedeysan been anuur dukminti ,lunsasho , leexsasho iyo \u00a0xatooyo xoolo dadweyne , dayacaad iyo gudasho la\u2019aan waajibaadkii saarnaa ,iyagoo ka faaideysanaya xafiis dowladeed.<\/p>\n<p>Hadaba halkan hoose ka Akhriso liiska mas&#8217;uuliyiinta xiran iyo kuwa baxsadka ah cadaaladda ee Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka uu soo bandhigay:-<\/p>\n<p>JOOGE<\/p>\n<p>Cabdulaahi Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqad iyo Arrimaha Bulshada (06-08-2020.<\/p>\n<p>Maxamed Cadde Mukhtaar Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqad iyo Arrimaha Bulshada (2015 &#8211; 2020<\/p>\n<p>Cabdullaahi Maxamed Cosoble Agaasimaha Waaxda Ajaaniibta<\/p>\n<p>Cumar Macallin Kutiin Agaasime ku xigeenka Waaxda Ajaaniibta<\/p>\n<p>Saadir Xasan Cabdi Nuur Madaxa Hubinta Visa kordhinta Waaxda Ajaaniibta<\/p>\n<p>Aadan Maxamed Cabdi Maamulaha Qaadasha Visa-ha ee Waaxda Ajaaniibta<\/p>\n<p>Abubakar Maxamed Cali Maamulaha Cashuuraha Barigga<\/p>\n<p>Cabdiqaadir Cabdi Socdaal (Abtidoon) Khasnajiga qaybta Ajaaniibta<\/p>\n<p>Maxamed Aadan Cabdullaahi Maamulaha Bangiga ee Laanta Airport-ka Aadan Cadde<\/p>\n<p>MAQANE<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdikariin Ibraahim Madax-qaybeedka Ruqsansiinta Ajaaniibta ee Waaxda Sharciga iyo xiriirka shaqaalaha.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Daahir Weheliye Khasnajiga Bangiga ee Laanta Airport-ka Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Cabdiwaaxid Muxsin Ibraahim Shaqaale ka tirsan Waaxda Ruqsansiinta Ajaaniibta ee Waaxda Sharciga iyo xiriirka shaqaalaha.<\/p>\n<p>Muxiyadiin Xasan Julus (Saabey) Agaasimaha Waaxda Canshuuraha Barigga.<\/p>\n<p>Maxamed Idiris Axmed Madaxa Canshuuraha Dadban ee Wasaarada Maaliyadda.<\/p>\n<p>Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) Agaasimihii hore ee Ha\u2019yadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha<\/p>\n<p>Cabdiqaadir Cilmi Cali Agaasimaha Guud ee Ha\u2019yadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha.<\/p>\n<p>Maxamed Cali Caadle Agaasimihii hore ee Waaxda Ajaaniibta.<\/p>\n<p>Abubakar Xasan Aadan Madaxii hore ee xaqiijinta Documents-ka Codsiga Visa kordhinta Waaxda Ajaanibta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta magaalada Muqdisho shir jaraa&#8217;id ku qabatay ayaa soo bandhigay liiska 18 mas&#8217;uuliyiin dowladeed ah, kuwaas oo 9 kamid ah baxsad ka yihiin cadaaladda. Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Maxkamadda Gobolka Banaadir loo gudbiyay liiska 18 ruux oo ku eedeysan been anuur dukminti ,lunsasho , [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":488302,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491066","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491066"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491071,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491066\/revisions\/491071"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}