{"id":491034,"date":"2023-07-06T12:46:40","date_gmt":"2023-07-06T09:46:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491034"},"modified":"2023-07-06T12:46:40","modified_gmt":"2023-07-06T09:46:40","slug":"ciidamada-midowga-afrika-ee-atmis-ayaa-wareejiyay-ilaa-7-saldhig-oo-ay-horay-soomaaliya-uga-joogeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-midowga-afrika-ee-atmis-ayaa-wareejiyay-ilaa-7-saldhig-oo-ay-horay-soomaaliya-uga-joogeen\/","title":{"rendered":"Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS\u00a0 ayaa wareejiyay ilaa 7-saldhig oo ay horay Soomaaliya uga joogeen\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in wadar ahaan 7 saldhig ay wareejiyeen kuwaasi oo loo qoondeeyay in lawareejiyo si ay u suurtagasho dhimista 2000 oo askari.<\/p>\n<p>Saldhigyadda ay baneeyeen ayuu ku sheegey inay kala yihiin Xaaji Cali, Miirtugo, Cadale, Albao, Gherille, Aljazeera 1 iyo Marka Ayuub, ayaa lagu wareejiyay ciidamada Amaanka Soomaaliya (SSF).<\/p>\n<p>Saldhiga Gherille oo ka tirsan Gobolka Gedo ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa mas\u2019uul ka ahaa Ciidamaka Kenya ee qaybta ka ah ATMIS halka Saldhiga Aljazeera 1 oo ku yaalla duleedka caasimadda Muqdisho ay mas\u2019uul ka ahaayeen Ciidamada Ugandha ee qaybta ka ah ATMIS.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-491037\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/d8447647-abdd-4a66-833f-beead3ad94e9.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"324\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/d8447647-abdd-4a66-833f-beead3ad94e9.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/d8447647-abdd-4a66-833f-beead3ad94e9-300x135.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-491038\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/ca51a369-ca7f-4b32-9bae-e5b7737287f5.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"324\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/ca51a369-ca7f-4b32-9bae-e5b7737287f5.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/ca51a369-ca7f-4b32-9bae-e5b7737287f5-300x135.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in wadar ahaan 7 saldhig ay wareejiyeen kuwaasi oo loo qoondeeyay in lawareejiyo si ay u suurtagasho dhimista 2000 oo askari. Saldhigyadda ay baneeyeen ayuu ku sheegey inay kala yihiin Xaaji [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":491038,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491034","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491034"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491040,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491034\/revisions\/491040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491038"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}