{"id":491024,"date":"2023-07-06T09:27:16","date_gmt":"2023-07-06T06:27:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491024"},"modified":"2023-07-06T09:27:16","modified_gmt":"2023-07-06T06:27:16","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-hirgalisay-xarruun-lagula-tacaalayo-cudurka-cagaarshowga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-hirgalisay-xarruun-lagula-tacaalayo-cudurka-cagaarshowga\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka XFS oo hirgalisay xarruun lagula tacaalayo cudurka Cagaarshowga"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho,(SONNA):-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay\u00a0 hirgalisay xafiiska xakameynta iyo ciribtiro cudurka Cagaarshowga,xaruuntan laga hirgaliaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay wax ka qaban doonta la tacaalida,yareynta faafitaankiisa iyo ka wacayi-galinta bulshada cudurka\u00a0 Cagaarshowga.<\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221;Wasaaradda waxaa ka go&#8217;aan\u00a0 wax ka qabashada cudurka Cagaarshowga si bulshada looga badbaadsho, iyadoo ay wasaaraddu waddo dadaallo lagu doonayo in ay ku diyaariso Istaraatijiyada qaran oo lagula tacaalayo xanuunka si bulshada looga wacayi-galiyo halistiisa&#8221;.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa sheegay in ay iska kaashanayaan Hay\u2019adaha Dowladda federaalka,kuwa gaarka loo leeyahay, bulshada rayidka iyo saaxiibada Caalamiga ah sidii looga ciribtiri lahaa dalka xanuunka Cagaarshowga oo ka mid ah cudurada dilaaga ah ee dalka ka jira.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Halkaan Hoose ka daawo daawo Muqaalka wasiirka oo ka hadlaya qorshaha ay wasaaradda ka leedahay la tacaalida cudurka Cagaarshowga.<\/div>\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">\n<div style=\"width: 1170px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-491024-1\" width=\"1170\" height=\"658\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/358138516_6580117185415877_1614663065149584270_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/358138516_6580117185415877_1614663065149584270_n.mp4\">https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/358138516_6580117185415877_1614663065149584270_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay\u00a0 hirgalisay xafiiska xakameynta iyo ciribtiro cudurka Cagaarshowga,xaruuntan laga hirgaliaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay wax ka qaban doonta la tacaalida,yareynta faafitaankiisa iyo ka wacayi-galinta bulshada cudurka\u00a0 Cagaarshowga. &#8221;Wasaaradda waxaa ka go&#8217;aan\u00a0 wax ka qabashada cudurka Cagaarshowga si bulshada looga badbaadsho, iyadoo ay wasaaraddu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":491027,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491024","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491024"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491028,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491024\/revisions\/491028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}