{"id":490882,"date":"2023-07-04T11:39:47","date_gmt":"2023-07-04T08:39:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490882"},"modified":"2023-07-04T11:42:44","modified_gmt":"2023-07-04T08:42:44","slug":"ciidamada-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-ku-eedeysan-burcadnimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-ku-eedeysan-burcadnimo\/","title":{"rendered":"Booliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay rag ku eedeysan burcadnimo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir ayaa sheegay howlgal ay sameyeen Ciidamada Booliska ee ka howlgala saldhigga degmada Yaaqshid ay kusoo qabteen burcad hubeysan oo ku howlanaa dhac ay u geeysanayeen dad shacab ah, kuwaasi oo adeegsanayay mootooyinka loo yaqaan Bajaajta.<\/p>\n<p>Warkan ka soo baxay Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidamada Booliska ay qabteen labo nin oo burcad ah, kuwaa oo bistoolad iyo toorrey dadka ku baaranayay xaafado ka tirsan degmada Yaqshid ee gobalka Banaadir.<\/p>\n<p>Taliska Booliska gobalka Banaadir ayaa sheegay in burcaddan gacanta lagu soo dhigay loo gudbin doono sharciga, lana marin doono caddaalada.<\/p>\n<p>Sidoo kale Booliska ayaa sheegay in gacan bir ah lagu qaban doono kooxaha burcadda ah ee caadeystay dhaca iyo cabsi gelinta dadka shacabka ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-490886 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/tuug3.jpg\" alt=\"\" width=\"765\" height=\"1020\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/tuug3.jpg 765w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/tuug3-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 765px) 100vw, 765px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-490887 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/tuug2.jpg\" alt=\"\" width=\"745\" height=\"1324\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/tuug2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/tuug2-169x300.jpg 169w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/tuug2-576x1024.jpg 576w\" sizes=\"auto, (max-width: 745px) 100vw, 745px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-490888 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Tuug1.jpg\" alt=\"\" width=\"742\" height=\"1319\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Tuug1.jpg 540w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Tuug1-169x300.jpg 169w\" sizes=\"auto, (max-width: 742px) 100vw, 742px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir ayaa sheegay howlgal ay sameyeen Ciidamada Booliska ee ka howlgala saldhigga degmada Yaaqshid ay kusoo qabteen burcad hubeysan oo ku howlanaa dhac ay u geeysanayeen dad shacab ah, kuwaasi oo adeegsanayay mootooyinka loo yaqaan Bajaajta. Warkan ka soo baxay Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490882","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490882"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490891,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490882\/revisions\/490891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}