{"id":490868,"date":"2023-07-04T11:03:43","date_gmt":"2023-07-04T08:03:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490868"},"modified":"2023-07-04T11:05:05","modified_gmt":"2023-07-04T08:05:05","slug":"turkiye-iyo-masar-oo-magacaabay-safiirro-ka-howlgala-dalalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/turkiye-iyo-masar-oo-magacaabay-safiirro-ka-howlgala-dalalkaasi\/","title":{"rendered":"Turkiye iyo Masar oo magacaabay safiirro \u00a0ka howlgala \u00a0dalalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo ay si wada jir ah u soo saareen wasaaradaha arrimaha dibadda ee Turkiye iyo Masar ayaa lagu sheegay in labada dal ay magacaabeen laba safiir oo ka shaqeyn doona dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya dhinacyadaasi.<\/p>\n<p>Turkiye ayaa u magacaabay Salih Mutlu Sen inuu noqdo safiirka dalkaasi u fadhin doona Masar,halkaDowladda Masar ay safiir u magacaabeen \u00a0Amr Elhamamy,kaas oo ka howlgali doono Magaalada Ankara.<\/p>\n<p>&#8220;Dadaalka cusub ee loo qwaaday soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal waxaa loo fuliyay si waafaqsan go&#8217;aanka ay qaateen madaxweynayaasha labada dal,&#8221; ayaa lagu yiri bayaankaasi.<\/p>\n<p>&#8220;Tallaabadan waxay ujeedadeedu tahay dib-u-habaynta xiriirka labada dal,waxayna ka tarjumaysaa rabitaanka wadajirka ah ee lagu hagaajinayo xiriirka laba geesoodka ah ee danaha dadka Turkiga iyo Masar.&#8221;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo ay si wada jir ah u soo saareen wasaaradaha arrimaha dibadda ee Turkiye iyo Masar ayaa lagu sheegay in labada dal ay magacaabeen laba safiir oo ka shaqeyn doona dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya dhinacyadaasi. Turkiye ayaa u magacaabay Salih Mutlu Sen inuu noqdo safiirka dalkaasi u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":490869,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490868","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490868","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490868"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490872,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490868\/revisions\/490872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490869"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}