{"id":490860,"date":"2023-07-04T10:57:07","date_gmt":"2023-07-04T07:57:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490860"},"modified":"2023-07-04T10:57:07","modified_gmt":"2023-07-04T07:57:07","slug":"hayadda-tirakoobka-qaranka-oo-soo-saartay-warbixin-ku-aaddan-wax-soo-saarka-gudaha-ee-2022-kii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-tirakoobka-qaranka-oo-soo-saartay-warbixin-ku-aaddan-wax-soo-saarka-gudaha-ee-2022-kii\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda tirakoobka Qaranka oo soo saartay warbixin ku aaddan wax soo saarka gudaha ee 2022-kii"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda tirakoobka Qaranka waxay soo bandigtay Warbixin ku saabsan wax soo soo saarka gudaha ee sanaddii 2022-kii, taas oo lagu saleeyey habka kharashka.<\/p>\n<p>Warbixintu waxay muujinaysaa heerka kobaca dhaqaalaha dalka in uu yahay 2.4%, waxanay sidoo kale muujineysaa aragtiyo qiimo leh oo ku saabsan xaaladda guud ee dhaqaalaha, taas oo waddada u xaaraysaa dejinta siyaasado dhaqaale oo hufan.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa sidoo kale daaha ka qaadday in inkastoo dalku ay soo food saartay caqabado kala duwan oo ay ka mid yihiin abaartii daba dheeraatay ee dalka ku habsatay 2022-kii, haddana dhaqaalaha Soomaaliya waxa uu muujiyay dib u soo kabasho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-490865 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HAY1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1290\" height=\"1800\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HAY1-1.jpg 1290w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HAY1-1-215x300.jpg 215w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HAY1-1-734x1024.jpg 734w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HAY1-1-768x1072.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HAY1-1-1101x1536.jpg 1101w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HAY1-1-860x1200.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1290px) 100vw, 1290px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-490864 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Hay2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"2048\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Hay2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Hay2-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Hay2-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Hay2-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Hay2-768x768.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Hay2-1536x1536.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Hay2-860x860.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda tirakoobka Qaranka waxay soo bandigtay Warbixin ku saabsan wax soo soo saarka gudaha ee sanaddii 2022-kii, taas oo lagu saleeyey habka kharashka. Warbixintu waxay muujinaysaa heerka kobaca dhaqaalaha dalka in uu yahay 2.4%, waxanay sidoo kale muujineysaa aragtiyo qiimo leh oo ku saabsan xaaladda guud ee dhaqaalaha, taas oo waddada u xaaraysaa dejinta siyaasado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":490863,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490860","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490860","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490860"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490866,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490860\/revisions\/490866"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490863"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}