{"id":490815,"date":"2023-07-03T11:34:30","date_gmt":"2023-07-03T08:34:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490815"},"modified":"2023-07-03T11:46:10","modified_gmt":"2023-07-03T08:46:10","slug":"wasiir-mukhtaar-roobow-oo-amray-in-si-deg-deg-ah-loo-soo-celiyo-xujeeyda-soomaaliyeedwasiir-muqtaar-roobow-oo-amray-in-si-deg-deg-ah-loo-soo-celiyo-xujeeyda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-mukhtaar-roobow-oo-amray-in-si-deg-deg-ah-loo-soo-celiyo-xujeeyda-soomaaliyeedwasiir-muqtaar-roobow-oo-amray-in-si-deg-deg-ah-loo-soo-celiyo-xujeeyda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiir Mukhtaar Roobow oo amray in si deg deg ah loo soo celiyo xujeeyda Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa faah faahin ka bixiyay howlaha xujeyda Soomaaliyeed ee Acmaasha xajka soo dhameeysaty,iyo adegyadii ay dowladda u qabatay xujeeyda muddada ay ku jireen gudashada waajibaadka xadka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in ay dhinteen Afar xaaji oo ay laba dumar ay tahay,sidoo kale waxa u sheegay in la&#8217;layahy saddex xaaji oo baadi goob loogu jiro, xujeydii howlaha caafimaad u baahnaa oo gaarayay 60-xaaji ayuu wasiirku sheegay in daaweyntooda ay Wasaaradda kala kaashatay dowladda Sacudiga hadana ay caafimaad qabaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka Mukhtaar Roobow ayaa amray in si deg deg ah dalka dib loogu soo celiyo xujeeyda Soomaaliyeed ee dhameystay acmaasha Xajka,waxa una u mahadceliyay Madaxeynaha Jamuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh,iyo Ra&#8217;isul wasaare Xamse, mudnaanta ay sanadkaan siiyeen arrimaha Xajeeyda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\"><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230703_112056_753.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa faah faahin ka bixiyay howlaha xujeyda Soomaaliyeed ee Acmaasha xajka soo dhameeysaty,iyo adegyadii ay dowladda u qabatay xujeeyda muddada ay ku jireen gudashada waajibaadka xadka. Wasiirka ayaa sheegay in ay dhinteen Afar xaaji oo ay laba dumar ay tahay,sidoo kale waxa u sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":490822,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490815","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490815","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490815"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490815\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490824,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490815\/revisions\/490824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490815"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490815"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490815"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}