{"id":490796,"date":"2023-07-03T10:09:02","date_gmt":"2023-07-03T07:09:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490796"},"modified":"2023-07-03T13:15:03","modified_gmt":"2023-07-03T10:15:03","slug":"israaiil-oo-weerar-ku-dishay-siddeed-ruux-oo-ku-sugnaa-daanta-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israaiil-oo-weerar-ku-dishay-siddeed-ruux-oo-ku-sugnaa-daanta-galbeed\/","title":{"rendered":"Israa&#8217;iil oo weerar ku dishay siddeed ruux oo ku sugnaa Daanta Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Milatariga Israel ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday xerada qaxootiga ee Jenin oo ku taal waqooyiga daanta galbeed ee la haysto,,Halkaasi oo ay ku\u00a0 dileen ugu yaraan 7\u00a0 ruux ,sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo saraakiisha.<\/p>\n<p>Qof siddeedaad oo oo 21 jir ah, Mohammad Hasanein ayaa lagu dilay habeenimadii xalay afaafka waqooyiga ee magaalada Ramallah ee bartamaha Daanta Galbeed, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka.<\/p>\n<p>Kolonyo ay la socdeen tobanaan gawaarida gaashaaman ee Israa\u2019iil ayaa sidoo kale dhinac walba ka hareereeyay xerada qaxootiga, waxaana ay billaabeen howlgal milateri oo dhulka ah, waxaana burbur xooggan uu soo gaaray guryaha iyo waddooyinka.<\/p>\n<p>Wasaaraddu wali ma aysan cadeyn afarta qof ee manta lagu dilay Jenin. Ugu yaraan 27 kale oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhaawacmay xerada,waxana \u00a0ku jira\u00a0 siddeed ruux oo ay liidato xaaladooda caafimaad.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee maamulka Falastiin ayaa si adag u cambaareeyay xadgudubka waxashnimada ah ee lagu hayo dadka ku dhaqan xerada \u00a0Jenin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Milatariga Israel ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday xerada qaxootiga ee Jenin oo ku taal waqooyiga daanta galbeed ee la haysto,,Halkaasi oo ay ku\u00a0 dileen ugu yaraan 7\u00a0 ruux ,sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo saraakiisha. Qof siddeedaad oo oo 21 jir ah, Mohammad Hasanein ayaa lagu dilay habeenimadii xalay afaafka waqooyiga ee magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":490813,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490796","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490796"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490835,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490796\/revisions\/490835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}