{"id":490673,"date":"2023-07-01T10:54:28","date_gmt":"2023-07-01T07:54:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490673"},"modified":"2023-07-01T10:54:28","modified_gmt":"2023-07-01T07:54:28","slug":"qm-oo-munaasabadda-1-da-luuliyo-awgeed-u-hambalyaysay-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qm-oo-munaasabadda-1-da-luuliyo-awgeed-u-hambalyaysay-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"QM oo munaasabadda 1-da Luuliyo awgeed u hambalyaysay Shacabka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ay uga go\u2019antahay dhismaha mustaqbal wanaagsan.<\/p>\n<p>Madax bannaanida Soomaaliya ayay Qaramada Midoobay waxay bogaadineysaa adkeysiga iyo heellanaanta Dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cAnigoo ku hadlaya magaca bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaan salaamayaa dadka Soomaaliyeed, waxaana mar kale xaqiijinayaa taageerada Qaramada Midoobay si loo xaqiijiyo Soomaaliya loo dhan yahay, nabadoon oo barwaaqo ah\u201d ayay tiri Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ay uga go\u2019antahay dhismaha mustaqbal wanaagsan. Madax bannaanida Soomaaliya ayay Qaramada Midoobay waxay bogaadineysaa adkeysiga iyo heellanaanta Dadka Soomaaliyeed. \u201cAnigoo ku hadlaya magaca bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaan salaamayaa dadka Soomaaliyeed, waxaana mar kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":490674,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490673","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490675,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490673\/revisions\/490675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}