{"id":490608,"date":"2023-06-30T14:03:15","date_gmt":"2023-06-30T11:03:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490608"},"modified":"2023-06-30T14:11:32","modified_gmt":"2023-06-30T11:11:32","slug":"duqa-minneapolis-oo-u-hambalyo-u-diray-dadka-soomaalida-ee-ku-nool-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-minneapolis-oo-u-hambalyo-u-diray-dadka-soomaalida-ee-ku-nool-mareykanka\/","title":{"rendered":"Duqa Minneapolis oo u hambalyo u diray dadka Soomaalida ee ku nool Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Duqa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minasoota oo ka tirsan dalka Maraykanka Mr.Jacob Frey oo ka hadlay xaflad lagu maamuusaayey todobaadka xoriyadda ee Soomaaliya ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed,gaar ahaan kuwa ku dhaqan dalkaasi.<\/p>\n<p>Xafladdaan oo ay qabteen jaaliyadda Soomaalida ee Mareykanka ,waxaa uu Duqa magaalada si gaar ah ugu diray dowladda Soomaalaiya oo ku howlan todobaadka xoriyadda,gaar ahaan 1-da Luulyo oo ku beegan Berrito.<\/p>\n<p>Duqa magaalada Minneapolis oo la hadlay war-baahinta qaranka Soomaaliyeed ayaa ku ammaanay jaaliyadda Soomaalida ee Mareykanka in ay yihiin dad firfircoon oo ka qeybqaatay horumarka ka socda dalkaasi<\/p>\n<p>Mr.Jacob Frey ayaa sheegay in uu qorshaynayo safar uu ku yimaado gudaha dalka Soomaaliya,gaar ahaan caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-490610 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/jaaliyadda-1024x546.png\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"546\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/jaaliyadda-1024x546.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/jaaliyadda-300x160.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/jaaliyadda-768x409.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/jaaliyadda-860x458.png 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/jaaliyadda.png 1268w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Duqa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minasoota oo ka tirsan dalka Maraykanka Mr.Jacob Frey oo ka hadlay xaflad lagu maamuusaayey todobaadka xoriyadda ee Soomaaliya ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed,gaar ahaan kuwa ku dhaqan dalkaasi. Xafladdaan oo ay qabteen jaaliyadda Soomaalida ee Mareykanka ,waxaa uu Duqa magaalada si gaar ah ugu diray dowladda Soomaalaiya oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":490609,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490608","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490608","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490608"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490608\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490617,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490608\/revisions\/490617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490609"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}