{"id":490594,"date":"2023-06-30T10:24:01","date_gmt":"2023-06-30T07:24:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490594"},"modified":"2023-06-30T10:25:01","modified_gmt":"2023-06-30T07:25:01","slug":"ciidanka-haramcad-oo-howlgal-ka-sameeyay-gobolka-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-haramcad-oo-howlgal-ka-sameeyay-gobolka-sh-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Haramcad oo howlgal ka sameeyay Gobolka Sh\/Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa saakay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanno ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Sh\/Hoose.<\/p>\n<p>Howlgalladaan oo socday muddo kooban,waxaa lagu burburiyey maxkamad beenaad ay khawaarijta ku lahaayeen deegaano ka tirsan Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh\/Hoose.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa ku dhacay si nabad ah,,kadib kolkii ay halkaasi isaga carareen kooxda khawaarijta ee sida dhuumaaleysiga ah u jooga Sh\/Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa saakay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanno ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Sh\/Hoose. Howlgalladaan oo socday muddo kooban,waxaa lagu burburiyey maxkamad beenaad ay khawaarijta ku lahaayeen deegaano ka tirsan Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh\/Hoose. Howlgalkaan ayaa ku dhacay si nabad ah,,kadib kolkii ay halkaasi isaga carareen kooxda khawaarijta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":490595,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490594","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490594","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490594"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490594\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490597,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490594\/revisions\/490597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490595"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}