{"id":490588,"date":"2023-06-30T09:31:51","date_gmt":"2023-06-30T06:31:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490588"},"modified":"2023-06-30T09:36:21","modified_gmt":"2023-06-30T06:36:21","slug":"dadka-danyarta-ah-oo-helay-3-kun-oo-neef-oo-ay-bixiyeen-sacuudi-carabiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dadka-danyarta-ah-oo-helay-3-kun-oo-neef-oo-ay-bixiyeen-sacuudi-carabiya\/","title":{"rendered":"Dadka danyarta ah oo helay 3-kun oo neef oo ay bixiyeen Sacuudi Carabiya"},"content":{"rendered":"<p>Hey\u2019adda samafalka ee Dalka Sacuudi Carabiya ayaa xoolo gaaraya 3,000 oo neef oo mucaawino ah u qeybisay dadka Soomaaliyeed ee ku kala sugan gudaha dalka.<\/p>\n<p>Gargaarkaan oo ay bixiyeen Xarunta Gargaarka Bani\u2019aadantinimada ee Boqor Salmaan,waxaa gacan ka geystay Ururka Iskaashiga Islaamka ee (OIC).<\/p>\n<p>Tirada guud ee xoolaha la qeybiyay maalmaha Ciidul Adxaa ayaa gaaraya 3,000 oo neef, waxaana ka faa\u2019ideysanaya \u00a072,000 oo isugu jira danyar, barakacayaal, iyo dad ay abaaruhu saameeyeen oo ku kala nool gobolada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Deeqdaan oo ah hilib loogu talagalay xajka sanadkaan,waxaa loo qeybiyay qoysas fara badan oo ku kala sugan magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo Hargeysa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hey\u2019adda samafalka ee Dalka Sacuudi Carabiya ayaa xoolo gaaraya 3,000 oo neef oo mucaawino ah u qeybisay dadka Soomaaliyeed ee ku kala sugan gudaha dalka. Gargaarkaan oo ay bixiyeen Xarunta Gargaarka Bani\u2019aadantinimada ee Boqor Salmaan,waxaa gacan ka geystay Ururka Iskaashiga Islaamka ee (OIC). Tirada guud ee xoolaha la qeybiyay maalmaha Ciidul Adxaa ayaa gaaraya 3,000 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":490589,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490588","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490588"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490593,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490588\/revisions\/490593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}