{"id":490578,"date":"2023-06-30T08:07:49","date_gmt":"2023-06-30T05:07:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490578"},"modified":"2023-06-30T08:09:55","modified_gmt":"2023-06-30T05:09:55","slug":"xildhibaanada-dowladda-jfs-oo-kormeeray-goobo-ay-ka-socdaan-sixitaanka-imtixaanka-ee-fasalada-8-ad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaanada-dowladda-jfs-oo-kormeeray-goobo-ay-ka-socdaan-sixitaanka-imtixaanka-ee-fasalada-8-ad\/","title":{"rendered":"Xildhibaanada Dowladda JFS oo kormeeray goobo ay ka socdaan sixitaanka imtixaanka ee fasalada 8-ad"},"content":{"rendered":"<p>Xubno isugu jiray Xildhibaano Qaran, Ururada bulshada rayidka ah, hay\u2019adaha cilmi baarista, bahda waxbarashada iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa kormeer ku tegay xarunta General Kaahiye (iskool bolisiyo) oo ay ka socoto howsha sixitaanka imtixaanka fasalka 8aad .<\/p>\n<p>Kormeerkan ayaa ahaa mid loogu kuur galaayey ogaanshaha hannaanka uu marayo sixidda imtixaanka sannad dugsiyeedka 2022-2023 ee Maamulka Gobolka Benaadir ee.<\/p>\n<p>.Mas\u2019uuliyiintaan ayaa ka warbixiyay kormeerka, iyaga oo bogaadiyay sida mas\u2019uuliyadda leh ee uu xafiiska imtixaanaadka u maamulayo howsha imtixaanka.<\/p>\n<p>Agaasinka waxbarashada gobolka Banaadir ayaa yiri \u201cwaxaa naga go\u2019an qaadista imtixaan tayo sare leh oo abuuri jara kalsoonida bulshada Soomaalieed\u201d<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-490581 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/imt3-1024x738.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"738\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/imt3-1024x738.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/imt3-300x216.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/imt3-768x554.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/imt3-860x620.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/imt3.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubno isugu jiray Xildhibaano Qaran, Ururada bulshada rayidka ah, hay\u2019adaha cilmi baarista, bahda waxbarashada iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa kormeer ku tegay xarunta General Kaahiye (iskool bolisiyo) oo ay ka socoto howsha sixitaanka imtixaanka fasalka 8aad . Kormeerkan ayaa ahaa mid loogu kuur galaayey ogaanshaha hannaanka uu marayo sixidda imtixaanka sannad dugsiyeedka 2022-2023 ee Maamulka Gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":490579,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490578","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490578"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490583,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490578\/revisions\/490583"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490579"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}