{"id":490459,"date":"2023-06-28T09:43:29","date_gmt":"2023-06-28T06:43:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490459"},"modified":"2023-06-28T09:55:26","modified_gmt":"2023-06-28T06:55:26","slug":"israel-oo-sheegtay-in-ay-ciqaabi-doonaan-xagjirka-weeraraya-bulshada-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-sheegtay-in-ay-ciqaabi-doonaan-xagjirka-weeraraya-bulshada-falastiin\/","title":{"rendered":"Israel oo sheegtay in ay ciqaabi doonaan  xagjirka weeraraya bulshada Falastiin"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca Israa\u2019iil Yoav Gallant iyo sarkaal sare oo Falastiin ah ayaa ka wada hadlay rabshadaha ka socda Daanta Galbeed ee la haysto,sida lagu xaqiijiyay war ka soo baxay xafiiska wasiirkaasi.<\/p>\n<p>Hadal ka soo baxay xafiiska Wasiirka ayaa lagu sheegay in Israa\u2019iil ay doonayso in ay la dagaalanto dadka deggan Israa\u2019iil ee weeraray bulshooyinka Falastiiniyiinta,kadib markii uu la kulmay Hussein Al-Sheikh oo ah sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Falastiin.<\/p>\n<p>Tallaabadaan ayaa ku soo beegmay xilli ay isa soo tarayaan walaaca uu Maraykanku ka qabo xaaladda Daanta Galbeed ee la haysto,iyadoo sidoo kale Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay\u00a0 ay ugu baaqeen\u00a0 dhinacyadaasi in ay ka shaqeeyaan sidii xiisadda loo qaboojin lahaa.<\/p>\n<p>&#8220;Israa&#8217;iil waxay ciqaab buuxda marsiin doontaa dadka rabshadaha sameynaya,&#8221; ayuu yiri wasiirka difaaca Israa\u2019iil,kaas oo uu ula jeeday canaasiirta xagjirka ah ee dadka Yuhuudda.<\/p>\n<p>Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay xafiiska sarkaalka Falastiin ee lala kulmay .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca Israa\u2019iil Yoav Gallant iyo sarkaal sare oo Falastiin ah ayaa ka wada hadlay rabshadaha ka socda Daanta Galbeed ee la haysto,sida lagu xaqiijiyay war ka soo baxay xafiiska wasiirkaasi. Hadal ka soo baxay xafiiska Wasiirka ayaa lagu sheegay in Israa\u2019iil ay doonayso in ay la dagaalanto dadka deggan Israa\u2019iil ee weeraray bulshooyinka Falastiiniyiinta,kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":490460,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490459","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490459"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490464,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490459\/revisions\/490464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490460"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}