{"id":490447,"date":"2023-06-27T20:31:42","date_gmt":"2023-06-27T17:31:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490447"},"modified":"2023-06-27T20:31:42","modified_gmt":"2023-06-27T17:31:42","slug":"madaxda-qaranka-oo-bulshada-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-qaranka-oo-bulshada-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda\/","title":{"rendered":"Madaxda Qaranka oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda Ciidda"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho (SONNA): Madaxweyna JFS mudane Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed oo musuq-maasuqu ugu horreeyo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay heleyaan dowladnimo dhammeystiran, isku filnaan iyo nolol wanaagsan oo sharaf iyo karaamo leh markii la cirib-tiro musuqmaasuqa, waxa uuna wacad ku maray in dowladda ay si la mid ah Khawarijta ula diriri doonto xatooyada xoolaha dadweynaha.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta Adduunka ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa, isagoo u rajeeyey dadka Soomaaliyeed horumar, nabad, barwaaqo iyo midnimo.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Aaden Maxamed Nuur, guddoomiyaha golaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Ra&#8217;iisal wasaare ku xigeenka dalka, ahna ku simaha Ra&#8217;iisal wasaaraha mudane Saalax Jaamac ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxweyna JFS mudane Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed oo musuq-maasuqu ugu horreeyo. Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay heleyaan dowladnimo dhammeystiran, isku filnaan iyo nolol wanaagsan oo sharaf iyo karaamo leh markii la cirib-tiro musuqmaasuqa, waxa uuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":490448,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490447","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490447","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490447"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490449,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490447\/revisions\/490449"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490448"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}