{"id":490442,"date":"2023-06-27T17:30:32","date_gmt":"2023-06-27T14:30:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490442"},"modified":"2023-06-27T17:30:32","modified_gmt":"2023-06-27T14:30:32","slug":"ciidanka-xasilinta-oo-atmis-kala-wareegay-saldhig-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xasilinta-oo-atmis-kala-wareegay-saldhig-cusub\/","title":{"rendered":"Ciidanka xasilinta oo ATMIS kala wareegay saldhig cusub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ciidanka xasilinta ee Booliska sida Mikitariga u tababaran ayaa maanta ciidanka hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS\u00a0 kala wareegay fariisimahoodii degaanka Arbacow ee duleedka Muqdisho.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Taliyaha ururka 3-aad, guutada 22-aad Maxamed Soomaali ayaa si buuxda amniga degaankaas iyo degaanada kale ee ku dhaw la wareegay.<\/p>\n<p>Todobaadkii hore ciidanka Militariga Soomaaliyeed ayaa ATMIS kala wareegay saldhigga Miirtaqo oo Hirshabeelle ku yaal, waxaana xilwareejinta masuuliyada amniga oo u dhaceysa si tartiib tartiib ah ayaa waafaqsan qaraarka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSCR) 2628 (22) iyo 2670 (22) kaa soo faraya hawlgalka ATMIS inay\u00a0 saarto 2000 oo askari dhammaadka Juun 2023.<\/p>\n<p>Hawlgalka ATMIS oo taageero ka helaya xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS) ayaa maalin ka hor ku wareejiyey ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) xaruntii ugu horeysay ee Horudhac aheyd ee saldhiga ciidanka Xaaji Cali\u00a0 ee dowlad goboleedka Hirshabeelle. Saldhigan ayaa hoos imanayey Hawlgalka #ATMIS gaar ahaan Ciidamada Difaaca Qaranka Burundi (BNDF).<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230627_172744_197.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ciidanka xasilinta ee Booliska sida Mikitariga u tababaran ayaa maanta ciidanka hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS\u00a0 kala wareegay fariisimahoodii degaanka Arbacow ee duleedka Muqdisho. Taliyaha ururka 3-aad, guutada 22-aad Maxamed Soomaali ayaa si buuxda amniga degaankaas iyo degaanada kale ee ku dhaw la wareegay. Todobaadkii hore ciidanka Militariga Soomaaliyeed ayaa ATMIS kala wareegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":490443,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490442","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490444,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490442\/revisions\/490444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}