{"id":490410,"date":"2023-06-27T13:31:41","date_gmt":"2023-06-27T10:31:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490410"},"modified":"2023-06-27T14:31:02","modified_gmt":"2023-06-27T11:31:02","slug":"xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka-3","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka-3\/","title":{"rendered":"Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Cali Ibraahim Cabdi oo magaciisa Afgarashada Kooxda Khawaarijta loo yaqaano (Cali Garabey ) ayaa isku soodhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60-aad ee xarunteedu tahay magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Cali ayaa khawaariijta u qaabbilsanaa jabhada, isagoo ka qeyb qaatay dagaallo ka dhacay degaanno ka tirsan gobollada Baay iyo Gedo.<\/p>\n<p>Wuxuna sheegey in sababta ku kalliftay in uu Khawaariijta isaga soo baxo ay tahay dhibaatada ay u geeysanayaan Shacabka masaakiinta ah iyo gumeysiga dhexdooda ka jira.<\/p>\n<p>Cali ayaa baaq udiray Saaxibbadiisa kale ee ku jira Khawariijta in ay isaga soo baxaan khawaariijta ayna\u00a0 isku soo dhiibaan dowladda Soomaaliya si ay u helaan nolol ka wanaagsan tan hadda ay ku jiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Cali Ibraahim Cabdi oo magaciisa Afgarashada Kooxda Khawaarijta loo yaqaano (Cali Garabey ) ayaa isku soodhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60-aad ee xarunteedu tahay magaalada Baydhabo. Cali ayaa khawaariijta u qaabbilsanaa jabhada, isagoo ka qeyb qaatay dagaallo ka dhacay degaanno ka tirsan gobollada Baay iyo Gedo. Wuxuna sheegey in sababta ku kalliftay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":490411,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490410","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490410"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490414,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490410\/revisions\/490414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}