{"id":490351,"date":"2023-06-26T10:54:23","date_gmt":"2023-06-26T07:54:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490351"},"modified":"2023-06-26T10:54:23","modified_gmt":"2023-06-26T07:54:23","slug":"wasiir-xasan-xuseen-dhoofinta-xoolaha-nool-waxaa-nooga-faaiido-badan-mashruuca-dhoofinta-hilibka-maal-maha-soo-socda-ayuuna-si-rasmi-ah-u-furmayaa-dhoofintiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-xasan-xuseen-dhoofinta-xoolaha-nool-waxaa-nooga-faaiido-badan-mashruuca-dhoofinta-hilibka-maal-maha-soo-socda-ayuuna-si-rasmi-ah-u-furmayaa-dhoofintiisa\/","title":{"rendered":"Wasiir Xasan Xuseen \u2019\u2019Dhoofinta Xoolaha Nool waxaa nooga faa\u2019iido badan Mashruuca Dhoofinta Hilibka, Maal-maha soo socda ayuuna si rasmi ah u furmayaa Dhoofintiisa\u2019\u2019."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay),oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegay in wasaaraddu ay da&#8217;daal badan ku bixineeyso sidii looga faa&#8217;iideysan lahaa dhoofinta Hilabka xoolah, oo sida uu sheegay ka faa&#8217;iido badan dhuufunta xoolaha Nool.<\/p>\n<p>\u2019\u2019Dhoofinta Xoolaha Nool waxaa nooga faa\u2019iido badan Mashruuca Dhoofinta Hilibka, Maal-maha soo socda ayuuna si rasmi ah u furmayaa Dhoofintiisa\u2019\u2019.sida ayuu yiri wasiir Xasan Xuseen<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka ayaa tilmaamay in manaafacaad badan laga helayo Mashrucaasi,sida in\u00a0shaqa abuur badana ay ka helaan dhalinyarada Soomaaliyeed,islamarkana ay dowladda ay dib u furtay Suuqa\u00a0 cusub ee Boqortooyada Sacuudiga,kaa oo dhawaan loo dhoofin doonno Hilibka Xoolaha sida wasiirku sheegay.<\/p>\n<p>Wasiirka waxa uu intaa ku daray hadalkiisa in kan wasaarad ahaan ay ka shaqeyn doonaa sidii wadama kale loogu dhoofin lahaa Xoolaha,si ay ugu qeyb qaataan kobcinta dhaqaalaha dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay),oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegay in wasaaraddu ay da&#8217;daal badan ku bixineeyso sidii looga faa&#8217;iideysan lahaa dhoofinta Hilabka xoolah, oo sida uu sheegay ka faa&#8217;iido badan dhuufunta xoolaha Nool. \u2019\u2019Dhoofinta Xoolaha Nool waxaa nooga faa\u2019iido badan Mashruuca Dhoofinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":490352,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490351","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490351","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490353,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490351\/revisions\/490353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490352"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}