{"id":490342,"date":"2023-06-26T08:59:41","date_gmt":"2023-06-26T05:59:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490342"},"modified":"2023-06-26T09:01:13","modified_gmt":"2023-06-26T06:01:13","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-bjfs-oo-ka-qeyb-galay-munaasabada-xuska-26-ka-juun","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-bjfs-oo-ka-qeyb-galay-munaasabada-xuska-26-ka-juun\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka qeyb galay Munaasabadda Xuska 26-ka juun"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa uga qeyb galay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar xuska munaasabadda 26-ka Juun, waxaana uu shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan ugu hambalyeeyay farxadda iyo dabaal-degga munaasabadan oo astaan u ah gobonimada Gobollada Woqooyi ee dalkeena.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo habeenkan qiimaha badan ee 26-ka Juun ku tilmaamay habeen ku suntan gobonimo iyo wadaninimo ee dalkeenna isla-markaana ah markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed laga taagay beerta xorriyadda ee magalada Hargeysa, iyada oo astaan u tahay jiritaanka dalka iyo dadka Soomaaliyeed, waxaana uu Guddoomiyuhu Alle uga baryay inuu naxariistiisa ka waraabiyo dhammaan halyeeyadii usoo halgamay xorriyadda dhulka Jamhuuriyadda.<\/p>\n<p>Gunnaanadka munaasabadda ayuu Guddoomiyaha waxaa uu ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u istaagaan ilaalinta midnimadooda iyo wadajirka shacabka si looga baaqsado wax kasta oo keeni kara khilaaf iyo kalsooni daro shacab.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-490345 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobffffffffffffff.jpg\" alt=\"\" width=\"1021\" height=\"398\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-490344 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobbe666.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobbe666.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobbe666-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobbe666-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobbe666-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobbe666-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobbe666-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobbe666-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobbe666-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobbe666-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-490343 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobe888999.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobe888999.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobe888999-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobe888999-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobe888999-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobe888999-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobe888999-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobe888999-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobe888999-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/madoobe888999-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa uga qeyb galay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar xuska munaasabadda 26-ka Juun, waxaana uu shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan ugu hambalyeeyay farxadda iyo dabaal-degga munaasabadan oo astaan u ah gobonimada Gobollada Woqooyi ee dalkeena. Guddoomiye Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":490345,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490342","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490342","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490342"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490348,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490342\/revisions\/490348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}