{"id":490334,"date":"2023-06-26T08:44:31","date_gmt":"2023-06-26T05:44:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490334"},"modified":"2023-06-26T08:44:31","modified_gmt":"2023-06-26T05:44:31","slug":"marwada-madaxweynaha-dalka-marwo-sahra-cumar-xasan-oo-dhambaal-hambalyo-ah-u-dirtay-ummada-soomaaliyeed-munaasabadda-26-juun-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/marwada-madaxweynaha-dalka-marwo-sahra-cumar-xasan-oo-dhambaal-hambalyo-ah-u-dirtay-ummada-soomaaliyeed-munaasabadda-26-juun-awgeed\/","title":{"rendered":"Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahra Cumar Xasan oo dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ummada Soomaaliyeed Munaasabadda 26 Juun awgeed."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahra Cumar Xasan oo dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ummada Soomaaliyeed Munaasabadda 26 Juun awgeed.<\/p>\n<p>Iyadoo ay maanta ku Asteysantahay 63-sano kadib markii Gobollada Waqooyi ee dalkeenna Gobanimadii ka qaateen gumeystihii Ingiriiska ayaa Marwo Sahra Cumar waxa ay ugu hambalyeysay dhamaan Shacabka Soomaaliyeed munaasabadaasi Qaaliga ah<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan hambalyo u dirayaa Shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, Munaasabadda ku aadan Xorriyadda Dalkeenna oo caawa ay ku beegantahay Habeenkii calan Soomaaliyeed laga taago Dhul Soomaaliyeed oo ay ka soo wareegtay 63-Sano&#8221; ayey tiri Marwo Sahro.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn Maamada dalka oo ku maqan Gudashada rugniga Xajka ayaa halkaasi ugasoo duceysay Dalkeena iyo dadka Soomaaliyeed iyadoona u rajeysay Ummada Soomaaliyeed Guul, Midnimo iyo Barwaaqo Sanadkaan Sanadkiisa kale in ALLAH ku gaarsiiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahra Cumar Xasan oo dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ummada Soomaaliyeed Munaasabadda 26 Juun awgeed. Iyadoo ay maanta ku Asteysantahay 63-sano kadib markii Gobollada Waqooyi ee dalkeenna Gobanimadii ka qaateen gumeystihii Ingiriiska ayaa Marwo Sahra Cumar waxa ay ugu hambalyeysay dhamaan Shacabka Soomaaliyeed munaasabadaasi Qaaliga ah &#8220;Waxaan hambalyo u dirayaa Shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":490336,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490334","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490334"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490334\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490337,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490334\/revisions\/490337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}