{"id":490198,"date":"2023-06-24T09:53:17","date_gmt":"2023-06-24T06:53:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490198"},"modified":"2023-06-24T09:53:17","modified_gmt":"2023-06-24T06:53:17","slug":"taariikh-nololeedka-taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taariikh-nololeedka-taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Taariikh Nololeedka taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-S\/Guuto Ibraahim Shiikh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka CXD, waxa uu ku dhashay Muqdisho Sanadka Markuu ahaa 1960-kii.<\/p>\n<p>Waxbarasadiisa Hoose iyo Dhexe waxa uu ku qaatay Dugsiga hoose iyo dhexe ee Xamar Jadiid- ee Magaalada Muqdisho 1977-kii.<br \/>\nSanadkii 1977-kii waxa uu ku biiray Ciidanka CXDS.<\/p>\n<p>Sanadkii 1981-kii waxa qaatay Shaadada Dugsiga Saree ee Schoolka Wadajir Sare ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Isla Sanadkii 1981, waxa uu ku biiray leyliska Saraakiisha ee ku xarooday Akaadeemiyadda CXDS ee Muqdisho, waxa uuna qaatay xidigtii ugu horeysa 1984-kii<br \/>\nSanadkii 1984-kiiwaxaa uu ka qalin jabiyey Akadeemiyadda Saariiksha, waxa uuna qaatay L\/x\/Le.<\/p>\n<p>Sanadkii 1986 waxaa uu Tababar dhanka Hoggaaminta ( Junior Staff College ) ku qaatay Akadeemiyadda CXDS, waxaa uuna u dalcay derajada Captain.<\/p>\n<p>Sanadkii 1988 waxaa uu qaatay Tababar heer sare ( Advance Course ), waxaa uuna u dalcay derajada Gaanshaanle.<\/p>\n<p>Sanadkii 1990-kii waxa uu u dalcay derajada G\/Dhexe.<\/p>\n<p>Isla sanadkii 1990-kii waxa uu ka baxay Machadka Luqadaha ee CXDS.<br \/>\nSHAQADA<br \/>\nBur-burkii ka hor waxa uu ka soo shaqeeyay Hoggaamada, iyo Qeybaha kala duwan ee CXD isaga oo gaaray ilaa Taliye Hoggaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu ka mid ahaa Ciyaartooyda ciyaaraha fudud ee kooxdii Wagad.<br \/>\n1991- waxa uu la soo shaqeeyay Dowladdii KMG ahayd.<\/p>\n<p>2003-waxaa uu la soo shaqeeyay DKMg (TNG), waxa uuna u dalcay G\/Sare.<br \/>\n2003 ilaa 2008 waxa uu ahaa ganacsade.<\/p>\n<p>Isla 2008-waxuu noqday Gudoomiyihii G\/benaadir ahna duqa Muqdish iyo Guddigii dhisidda Golohii deeganka Gobolka Benaadir.<br \/>\n2012- 2015 waxa uu ahaa madaxii habmaamuuska Madaxweynaha dalka.<\/p>\n<p>2015-2017, waxa uu dalacay derajada S\/guuto waxa uuna noqday Taliyihii Guutada Madaxtooyada.<\/p>\n<p>2023- waxaa loo Magcaabay Taliyaha CXDS.<\/p>\n<p>Dhamaad<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-S\/Guuto Ibraahim Shiikh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka CXD, waxa uu ku dhashay Muqdisho Sanadka Markuu ahaa 1960-kii. Waxbarasadiisa Hoose iyo Dhexe waxa uu ku qaatay Dugsiga hoose iyo dhexe ee Xamar Jadiid- ee Magaalada Muqdisho 1977-kii. Sanadkii 1977-kii waxa uu ku biiray Ciidanka CXDS. Sanadkii 1981-kii waxa qaatay Shaadada Dugsiga Saree ee Schoolka Wadajir Sare ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":490199,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490198","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490200,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490198\/revisions\/490200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}