{"id":490160,"date":"2023-06-23T10:05:04","date_gmt":"2023-06-23T07:05:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490160"},"modified":"2023-06-23T10:05:56","modified_gmt":"2023-06-23T07:05:56","slug":"wasiirka-awqafta-xfs-oo-kormeeray-goobaha-la-dejiyay-xujeyda-soomaalida-ee-miina","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-awqafta-xfs-oo-kormeeray-goobaha-la-dejiyay-xujeyda-soomaalida-ee-miina\/","title":{"rendered":"Wasiirka Awqafta XFS oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaalida ee Miina"},"content":{"rendered":"<p>Wasiikar Awqafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa kormeer ku tagay goobaha la dajiyay xujeyda Soomaaliya ee ku yaalla Magaalada Maka Al-Mukarama ee Dalka Sacuudi Varabiya,<\/p>\n<p>Wasiirka oo ay la socdeen Agaasimaha Guud ee wasaaradda Awqaafta Maxamed Ibraahin Xaaji Cali,Madaxa arimaha Xajka ee Soomaaliya Qadar Xaaji Daahir,waxa ay u kuurgaleen xaaladda xujeyda ee ku sugan magaalada Miina,gaar ahaan xarumaha teendhooyinka ee la dajiya dadkaasi.<\/p>\n<p>Sheekh Mukhtaar Rooboow, waxa uu Dowladda Soomaaliya ku ammaanay dadaalka ay sanadkaan u galeen qabanqaabinta adeegga lagama maarmaanka u ah xujeyda Soomaaliyeed eee sanadkaan.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu u mahadceliyay dowladda Sacuudiga oo uu tilmaamay in ay xil gaar ah iska saartay socodsiinta howlaha xajka sanadkaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiikar Awqafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa kormeer ku tagay goobaha la dajiyay xujeyda Soomaaliya ee ku yaalla Magaalada Maka Al-Mukarama ee Dalka Sacuudi Varabiya, Wasiirka oo ay la socdeen Agaasimaha Guud ee wasaaradda Awqaafta Maxamed Ibraahin Xaaji Cali,Madaxa arimaha Xajka ee Soomaaliya Qadar Xaaji Daahir,waxa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":490161,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490160","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490160","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490160"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490160\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490163,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490160\/revisions\/490163"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490160"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490160"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490160"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}