{"id":490105,"date":"2023-06-22T13:58:26","date_gmt":"2023-06-22T10:58:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490105"},"modified":"2023-06-22T14:00:49","modified_gmt":"2023-06-22T11:00:49","slug":"ku-xigeenka-ergayga-un-ka-ee-soomaaliya-oo-soo-dhaweyay-shirka-looga-hadlayo-xasillinta-iyo-soo-kabashada-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ku-xigeenka-ergayga-un-ka-ee-soomaaliya-oo-soo-dhaweyay-shirka-looga-hadlayo-xasillinta-iyo-soo-kabashada-hore\/","title":{"rendered":"Anita Kiki Gbeho:-Ku xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo soo dhaweyay shirka looga hadlayo Xasillinta iyo soo Kabashada hore"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Anita Kiki Gbeho, Sii-haya ahna Kuxigeenka ergayga UN-ka ee Soomaaliya oo ka hadashay kulanka heerkiisu sareeyo ee Xasillinta iyo soo Kabashada hore ayaa ka sheegtay in ay garab tagaan yihiin\u00a0 shirkaan UN-ka u diyaar ugu yihiin in ay u muujiyaan taageero weyn.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa soo dhoweyneynaa hannaankan Xasillinta, waa hannaan leh dhinacyo badan, oo ay ku jiraan dhinacyada amniga, dowlad dhiska, Iskuduabriska howlaha meelaha la xoreeyay iyo taageerada. Ka UN ahaan waxaan diyaar u nahay in aan arrimahaasi kala shaqeyno hey\u2019adaha ku lug leh\u201d Ayey intaa raacisay&#8221;.<\/p>\n<p>Kiki waxaa kale ay soo qaadatay arrimaha muhiim ah ee Xasillinta sida dib u soo kabashada, howlaha ay tahay in la qabto xilliga Xasillinta sida waxbarashada, kalooni dhisidda, dhismaha hey;adaha, adeeg bixinta iyo dhismaha hey;adaha dowlaha hoose, waxaa ayna ballanqaaday in UNka ay taageeri doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Anita Kiki Gbeho, Sii-haya ahna Kuxigeenka ergayga UN-ka ee Soomaaliya oo ka hadashay kulanka heerkiisu sareeyo ee Xasillinta iyo soo Kabashada hore ayaa ka sheegtay in ay garab tagaan yihiin\u00a0 shirkaan UN-ka u diyaar ugu yihiin in ay u muujiyaan taageero weyn. \u201cWaxaa soo dhoweyneynaa hannaankan Xasillinta, waa hannaan leh dhinacyo badan, oo ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":490106,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490105","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490105"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490109,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490105\/revisions\/490109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490106"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}