{"id":490087,"date":"2023-06-22T11:38:21","date_gmt":"2023-06-22T08:38:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=490087"},"modified":"2023-06-22T11:38:21","modified_gmt":"2023-06-22T08:38:21","slug":"duqa-muqdisho-oo-dhagax-dhigay-darjiinka-arbaca-rukun","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-dhagax-dhigay-darjiinka-arbaca-rukun\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Darjiinka Arbaca Rukun"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dib u casriyeynta Darjiinka Arbaca Rukun ee Degmada Xamarweyne oo kamid goobaha qadiimiga ah ee ku yaalla Caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Goobtaan uu dhagax-dhigay Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale ayaa ah goob Taariikhi ah oo dhismaheeda la hirgaliyay nus qarni ka hor, waxaana oo loogu talagalay in ay isugu timaado bulshadu, si ay ugu qaataan waqtigooda la xariira nasiinada iyo wadasheekeysiga.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa balan-qaaday in Dowladda Hoose ee Xamar ay ka go\u2019an tahay dib u soo nooleynta goobaha taariikhiga ah ee ka turjumaya jiritaanka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.<\/p>\n<div class=\"jnews_inline_related_post_wrapper left\">\n<div class=\"jnews_inline_related_post\">\n<div class=\"jeg_postblock_21 jeg_postblock jeg_module_hook jeg_pagination_nextprev jeg_col_2o3 jnews_module_543632_0_649407f044ae6   \" data-unique=\"jnews_module_543632_0_649407f044ae6\">\n<div class=\"jeg_block_heading jeg_block_heading_5 jeg_subcat_right\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dib u casriyeynta Darjiinka Arbaca Rukun ee Degmada Xamarweyne oo kamid goobaha qadiimiga ah ee ku yaalla Caasimadda Muqdisho. Goobtaan uu dhagax-dhigay Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale ayaa ah goob Taariikhi ah oo dhismaheeda la hirgaliyay nus qarni ka hor, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":490088,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-490087","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=490087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490089,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/490087\/revisions\/490089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/490088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=490087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=490087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=490087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}