{"id":489993,"date":"2023-06-21T13:15:07","date_gmt":"2023-06-21T10:15:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489993"},"modified":"2023-06-21T13:16:28","modified_gmt":"2023-06-21T10:16:28","slug":"ciyaaraha-maamul-goboleedyada-iyo-gobolka-banaadir-oo-billaabanaya-bisha-september-ee-sanadkan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciyaaraha-maamul-goboleedyada-iyo-gobolka-banaadir-oo-billaabanaya-bisha-september-ee-sanadkan\/","title":{"rendered":"Ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo billaabanaya bisha September ee sanadkan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS ayaa shaacisay waqtiga ay furmayaan ciyaaraha Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Kulan ay dhawaan isugu yimaadeen Magaalada Muqdisho dhammaan Gudoomiyayaasha Xiriirada Kubada cagta dalka ,Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS iyo Wasiirada wasaaraddaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Maamul goboleedyada ayaa lagu go\u2019aamiyay taariikhda uu bilaaban doono Tartanka Ciyaaraha kubada cagta Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir kaasoo lagu beegay\u00a0 Maalin Jimco ah Tariikhdu tahay 08-09-2023.<\/p>\n<p>inta laga gaarayo waqtigaas waxaa la faray Ciyaartooyda iyo Maamullada ka qayb geli doona tartankaas in ay sii diyaar garoobaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS ayaa shaacisay waqtiga ay furmayaan ciyaaraha Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Kulan ay dhawaan isugu yimaadeen Magaalada Muqdisho dhammaan Gudoomiyayaasha Xiriirada Kubada cagta dalka ,Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS iyo Wasiirada wasaaraddaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Maamul goboleedyada ayaa lagu go\u2019aamiyay taariikhda uu bilaaban doono Tartanka Ciyaaraha kubada cagta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":489994,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489993","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489995,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489993\/revisions\/489995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}