{"id":489988,"date":"2023-06-21T13:05:50","date_gmt":"2023-06-21T10:05:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489988"},"modified":"2023-06-21T13:06:35","modified_gmt":"2023-06-21T10:06:35","slug":"xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-maxkamadda-gobolka-banaadir-hor-geeyay-sarkaal-ka-tirsan-waaxda-canshuuraha-berriga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-maxkamadda-gobolka-banaadir-hor-geeyay-sarkaal-ka-tirsan-waaxda-canshuuraha-berriga\/","title":{"rendered":"Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay Sarkaal ka tirsan waaxda canshuuraha berriga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka JFS ayaa maanta maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay Taliyaha ciidanka ilaalada xafiiska canshuuraha berriga ee degmada Warta nabadda.<\/p>\n<p>Sarkaalkan ka tirsan hoggaanka ilaalada canshuuraha berriga ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne iyo qaadashada laaluush lid ku ah shaqadiisa, sida lagu sheegay warqad kasoo baxday xafiiska xeer ilaalinta Qaranka.<\/p>\n<p>Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u gudbisay eedeysanaha xabsi ku meel gaar ah, si loo soo dhamaystiro baaritaankiisa loona billaabo maxkamadeyntiisa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-489991 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/CANSHUURAHA.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1420\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/CANSHUURAHA.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/CANSHUURAHA-300x266.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/CANSHUURAHA-1024x909.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/CANSHUURAHA-768x682.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/CANSHUURAHA-1536x1363.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/CANSHUURAHA-860x763.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka JFS ayaa maanta maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay Taliyaha ciidanka ilaalada xafiiska canshuuraha berriga ee degmada Warta nabadda. Sarkaalkan ka tirsan hoggaanka ilaalada canshuuraha berriga ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne iyo qaadashada laaluush lid ku ah shaqadiisa, sida lagu sheegay warqad kasoo baxday xafiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":489989,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489988","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489988"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489988\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489992,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489988\/revisions\/489992"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}