{"id":489985,"date":"2023-06-21T12:38:39","date_gmt":"2023-06-21T09:38:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489985"},"modified":"2023-06-21T12:38:39","modified_gmt":"2023-06-21T09:38:39","slug":"ergayga-gaarka-ah-ee-madaxweynaha-jfs-ee-wadahadallada-dfs-iyo-somaliland-oo-la-kulmay-safiirka-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ergayga-gaarka-ah-ee-madaxweynaha-jfs-ee-wadahadallada-dfs-iyo-somaliland-oo-la-kulmay-safiirka-qatar\/","title":{"rendered":"Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS ee wadahadallada DFS iyo Somaliland oo la kulmay safiirka Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed kullan kula qaatay Muqdisho safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Dr. Abdolla Salem Alnuaimi.<\/p>\n<p>kullanka labada mas&#8217;uul ayaan diirada ku saarnay iskaashiga labada dal, iyo dardargalinta wada-hadallada DFS iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Dr. Abdolla Salem Alnuaimi la wadaagay sida dowladda Soomaaliya uga go&#8217;antahay ka miro-dhelinta wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Dr. Abdolla Salem Alnuaimi oo bogaadiyey dadaallada Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda Qatar diyaar u tahay garab istaagga iyo taageerada wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed kullan kula qaatay Muqdisho safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Dr. Abdolla Salem Alnuaimi. kullanka labada mas&#8217;uul ayaan diirada ku saarnay iskaashiga labada dal, iyo dardargalinta wada-hadallada DFS iyo Somaliland. Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa safiirka dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":489986,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489985","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489985"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489987,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489985\/revisions\/489987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}