{"id":489909,"date":"2023-06-20T21:56:41","date_gmt":"2023-06-20T18:56:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489909"},"modified":"2023-06-20T21:56:41","modified_gmt":"2023-06-20T18:56:41","slug":"ergayga-wadahadallada-soomaaliya-iyo-somaliland-oo-la-kulmay-safiirka-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ergayga-wadahadallada-soomaaliya-iyo-somaliland-oo-la-kulmay-safiirka-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Ergayga wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo la kulmay safiirka Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kullan la qaatay safiirka dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya danjire Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad, kaas oo diirada lagu saarnay iskaashiga labada dal, iyo wada-hadallada dowladda FS iyo Somaliland sidii loo sii amba qaadi lahaa.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan Safiirka uga warbixiyey dedaalada lagu xoojinayo wadahadallada dowladda FS iyo Somaliland iyo sida ay dowladeena uga go&#8217;antahay xal u helida arrimaha Somaliland&#8221; ayuu yiri Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed<\/p>\n<p>Dhinaciisa safiirka dowladda Sucuudiga ayaa muujiyey in ay Dowladda Sacuudiga diyaar u tahay garab istaaga iyo taageerida wadahadallada dowladda FS iyo Somaliland sida lagu sheegay bayaanka xafiiska ergayga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kullan la qaatay safiirka dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya danjire Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad, kaas oo diirada lagu saarnay iskaashiga labada dal, iyo wada-hadallada dowladda FS iyo Somaliland sidii loo sii amba qaadi lahaa. &#8220;Waxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":489910,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489909","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489909"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489911,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489909\/revisions\/489911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489910"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}