{"id":489905,"date":"2023-06-20T21:32:47","date_gmt":"2023-06-20T18:32:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489905"},"modified":"2023-06-20T21:33:39","modified_gmt":"2023-06-20T18:33:39","slug":"deg-deg-horjooge-sare-oo-lagu-dilay-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/deg-deg-horjooge-sare-oo-lagu-dilay-galgaduud\/","title":{"rendered":"DEG DEG: Horjooge sare oo lagu dilay Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Galcad (SONNA): Ciidamada dowladda iyo ku deegaanka ayaa goor dhaw qaarijiyey horjooge Siciid Cali Maxaa dheere oo ahaa Gudoomiyaha Deegaanada kala ah Cali afrax xiltiro Ceel-raydab iyo Meexaan, waxuuna sidoo kale ku magacaawnaa Madaxda Sakawaadka ee Budbud ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Saraakiisha hogaaminaysay howlgalkan ayaa sheegay inuu ahaa madaxii bbaada Al-shabaab ee deegaanka Cali Afrax ee degmada Galcad, laguna dilay hawlgal gaar ah oo maanta ay fuliyeen ciidamada Qaranka iyo kuwa Macaawisleyda.<\/p>\n<p>Qori AK-47 ah uu watay ayaa laga soo furtay waxaana goobta ka baxsaday nin ku waday moota Fekon, laakin horjoogahan ayaa ku baxay gacanta geesiyaasha Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galcad (SONNA): Ciidamada dowladda iyo ku deegaanka ayaa goor dhaw qaarijiyey horjooge Siciid Cali Maxaa dheere oo ahaa Gudoomiyaha Deegaanada kala ah Cali afrax xiltiro Ceel-raydab iyo Meexaan, waxuuna sidoo kale ku magacaawnaa Madaxda Sakawaadka ee Budbud ee gobolka Galgaduud. Saraakiisha hogaaminaysay howlgalkan ayaa sheegay inuu ahaa madaxii bbaada Al-shabaab ee deegaanka Cali Afrax ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":489906,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489905","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489905"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489908,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489905\/revisions\/489908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}