{"id":489900,"date":"2023-06-20T19:48:47","date_gmt":"2023-06-20T16:48:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489900"},"modified":"2023-06-20T19:48:47","modified_gmt":"2023-06-20T16:48:47","slug":"hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-tababar-u-furtay-hawlwadeeno-ka-tirsan-hayadaha-dawladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-tababar-u-furtay-hawlwadeeno-ka-tirsan-hayadaha-dawladda\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka oo tababar u furtay hawlwadeeno ka tirsan hay\u2019adaha dawladda"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho (SONNA): Guddoomiye\u00a0 ku-xigeenka hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Adan ayaa maanta magaalada Muqdishu ka furay tababar ku saabsan maareynta iyo Isuduwidda hawlaha baniaadanimo ee xeryaha barakacayaasha ee dalka ku firidhsan, kaas oo loo qabtay qaar ka mid ah hawlwadeenada hay&#8217;adda.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Furitaanka tabarbarkan ayaa waxaa qqaybgalay madaxa hay\u2019adda UNHCR ee Sooomaaliya Mr. Magatte Guisse, Iskuduwaha kutlada CCCM ee (UNHCR) Mr. James Macharia iyo Xiriiriyaha kutlada CCCM ee (IOM) Cali-Ismaciil iyo mas&#8217;uuliyiin kale.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Tababarka oo ay qabanqaabisay hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa ujeedkiisu yahay kobcinta aqoonta iyo xirfadaha shaqo ee hawlwadeenada hay\u2019adaha dawladda, tababarka.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeeenka SoDMA Dr. Axmed Cabdi ayaa u mahadceliyey hay\u2019adaha UNHCR iyo IOM oo si gaar ah ugu hawlan taakulaynta dadka barakacayaasha, islamrakaana ku booriyay ka qaybgalayaasha in ay si mug iyo miisan leh uga faa\u2019iidaystaan tababarka iyo inay si firfircoona uga qaybqaataan, ugana qaybgalaan doodaha mirodhalka ah oo ay isweydaarsadaan khubarada tababarka bixinaya, Guddoomiye kuxigeeenka SoDMA ayaa xusay in ay muhiim tahay in si fiican loogu kuurgalo caqabadaha ku gadaaman xal u helidda dhibaatooyinka barakacayaasha iyo sidii loo dajin lahaa istaraatiijiyada xal waara looga gaadhi lahaa masiiibada Qaran ee ka dhalan karta xaaladaha bani\u2019aadanimo ee sababi karaan barakacayaashu.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiye\u00a0 ku-xigeenka hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Adan ayaa maanta magaalada Muqdishu ka furay tababar ku saabsan maareynta iyo Isuduwidda hawlaha baniaadanimo ee xeryaha barakacayaasha ee dalka ku firidhsan, kaas oo loo qabtay qaar ka mid ah hawlwadeenada hay&#8217;adda. Furitaanka tabarbarkan ayaa waxaa qqaybgalay madaxa hay\u2019adda UNHCR ee Sooomaaliya Mr. Magatte [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":489901,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489900","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489900","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489900"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489900\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489902,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489900\/revisions\/489902"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489901"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}