{"id":489887,"date":"2023-06-20T14:27:25","date_gmt":"2023-06-20T11:27:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489887"},"modified":"2023-06-20T14:37:06","modified_gmt":"2023-06-20T11:37:06","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ku-dilay-13-ka-tirsanaa-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ku-dilay-13-ka-tirsanaa-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ku dilay 13 ka tirsanaa khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Danab ayaa howlgal qorsheysan ku dilay 13 dhagarqabe oo ka tirsanaa khawaarijta, kaas oo ka dhacay tuulada Yaaqdabayl ee gobolka Jubbada hoose.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada\u00a0 Guutada 16-aad Danab G\/dhexe , Axmed Cabdullaahi Nuur Beeryare oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sidoo u sheegay in howlgalkaas lagu furtay 7 qori oo AK47, hal Qori oo baasuuka ah (RBG) iyo hal qori oo PKM ah.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysanwaxa ay ka fuliyeen deegaanno badan oo ay Khawaarijtu ku dhuumaalaysanayeen, kuwaas oo ay ku jiraan horjoogayaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Danab ayaa howlgal qorsheysan ku dilay 13 dhagarqabe oo ka tirsanaa khawaarijta, kaas oo ka dhacay tuulada Yaaqdabayl ee gobolka Jubbada hoose. Taliyaha Guutada\u00a0 Guutada 16-aad Danab G\/dhexe , Axmed Cabdullaahi Nuur Beeryare oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sidoo u sheegay in howlgalkaas lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":484770,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489887","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489887"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489889,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489887\/revisions\/489889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}