{"id":489875,"date":"2023-06-20T13:25:41","date_gmt":"2023-06-20T10:25:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489875"},"modified":"2023-06-20T13:25:41","modified_gmt":"2023-06-20T10:25:41","slug":"caalamka-oo-xusay-maalinta-qaxootiga-dunida-ee-20-ka-june","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/caalamka-oo-xusay-maalinta-qaxootiga-dunida-ee-20-ka-june\/","title":{"rendered":"Caalamka oo xusay Maalinta Qaxootiga Dunida ee 20-ka June"},"content":{"rendered":"<p>Dalalka Caalamka iyo Qaramada Midoobay aya maanta u dabbaaldegay xuska maalinta Qaxootiga Dunida ee 20-ka June si kor loogu qaado wacyiga ku saabsan xaaladda qaxootiga ee dunida .<\/p>\n<p>Warbixin sanadle ah oo ay soo saareen Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in dhammaadkii 2022, tirada qaxootiga adduunka ay gaadhay 35.3 milyan, sida ay caddeysay hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR).<\/p>\n<p>In ka badan kala badh (52 boqolkiiba) dhammaan qaxootiga waxay ka yimaadeen saddex waddan oo keliya: Suuriya (6.5 milyan), Ukraine (5.7 milyan) iyo Afgaanistaan (5.7 milyan).<\/p>\n<p>Xuiskaan ayaa daba socda heshiis sanadkii 1951-kii Qaramada Midoobay ay u \u00a0dejisay Qaxootiga si loo ilaaliyo xuquuqda qaxootiga Yurub, wixii ka dambeeyay dagaalkii labaad ee Adduunka.<\/p>\n<p>Sannadkii 1967-kii, ayaa la balaariyay qodobada ka hadlaya qaxootiga si wax looga qabto barakicinta dadka adduunka,waxaana sharcigaasi uu dhigayey \u00a0\u00a0qaxooti in loo aqoonsanaan karo dadka lagu khasbo inay ka cararaan dalalkooda si ay uga baxsadaan cadaadis ama khatar weyn oo wajahda noloshooda, daacadnimadooda iyo xorriyadooda.<\/p>\n<p>Dadka reer Falastiin ayaa kamid ah qaxootiga faraha badan ee ku sugan qaar kamid ah dalalka dunida,waxaana sanadihii u dhaxeeyay \u00a01947 ilaa 1949 \u2013kii oo keliya Israa\u2019iil ay barakiciyeen 750,000 .<\/p>\n<p>Muddo 70 sano ah oo u dhaxeeyay 1951 ilaa 2022 kii waxaa \u00a0socda qulqulka dadka qaxooti ah ee ka cararaya dagaa;ada sokeeye iyo faqriga baahsan ee ka jira dalal kamid ah dunida.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalalka Caalamka iyo Qaramada Midoobay aya maanta u dabbaaldegay xuska maalinta Qaxootiga Dunida ee 20-ka June si kor loogu qaado wacyiga ku saabsan xaaladda qaxootiga ee dunida . Warbixin sanadle ah oo ay soo saareen Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in dhammaadkii 2022, tirada qaxootiga adduunka ay gaadhay 35.3 milyan, sida ay caddeysay hay&#8217;adda Qaramada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":489876,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489875","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489875","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489875"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489877,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489875\/revisions\/489877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489876"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}