{"id":489791,"date":"2023-06-19T18:19:25","date_gmt":"2023-06-19T15:19:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489791"},"modified":"2023-06-19T18:19:25","modified_gmt":"2023-06-19T15:19:25","slug":"xulka-degmada-cabudwaaq-oo-ku-guuleystay-koobka-degmooyinka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xulka-degmada-cabudwaaq-oo-ku-guuleystay-koobka-degmooyinka-galmudug\/","title":{"rendered":"Xulka degmada Cabudwaaq oo ku guuleystay koobka degmooyinka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Cadaado (SONNA): Xulka degmada Cabudwaaq ayaa ku guuleystay koobka degmooyinka Galmudug, kaas oo soo socday tan iyo 5-tii bishan una dhexeeyey ilaa 10-degmo.<\/p>\n<p>Cayaarta kama dambaysta ahayd oo goor dhaw soo dhammaatay ayaa u dhexaysay Dhuusamareeb iyo Cabudwaaq, waxaana daawanayey madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, madaxda xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed, mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo boqolaal dadwyne ah oo degmooyin kala duwan ka yimid.<\/p>\n<p>Xulka degmada Cabduwaaq ayaa la hormaray gool, balse xulka Dhuusamareeb ayaa taas kaga jawaabay 2-gool oo ay hoggaanka ku qabteen, hase ahaatee xulka Cabudwaaq ayaa daqiiqadihii lagu daray cayaarta la timid goolka bareejada.<\/p>\n<p>Labada xul ayaa markaasi ka dib ku kala baxay gool ku laad, waxaana xulka Dhuusamareeb looga guulaystay 5-3.<\/p>\n<p>Munaasabad ballaaran ayaa caawa lagu qabanayaa magaalada Cadaado, taas oo madaxweyne Qoorqoor uu koobka ku guddoonsiin doono xulka Cabudwaaq.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cadaado (SONNA): Xulka degmada Cabudwaaq ayaa ku guuleystay koobka degmooyinka Galmudug, kaas oo soo socday tan iyo 5-tii bishan una dhexeeyey ilaa 10-degmo. Cayaarta kama dambaysta ahayd oo goor dhaw soo dhammaatay ayaa u dhexaysay Dhuusamareeb iyo Cabudwaaq, waxaana daawanayey madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, madaxda xiriirka kubadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":489793,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94,86],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489791","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha","9":"category-waxbarashada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489794,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489791\/revisions\/489794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}