{"id":489770,"date":"2023-06-19T12:54:42","date_gmt":"2023-06-19T09:54:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489770"},"modified":"2023-06-19T12:54:42","modified_gmt":"2023-06-19T09:54:42","slug":"la-taliyaha-madaxweynaha-jfs-oo-bogaadisay-ansixinta-sharciga-la-dagaalanka-hubka-sharci-darrada-ah-oo-galmudug-ansixisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/la-taliyaha-madaxweynaha-jfs-oo-bogaadisay-ansixinta-sharciga-la-dagaalanka-hubka-sharci-darrada-ah-oo-galmudug-ansixisay\/","title":{"rendered":"La-taliyaha Madaxweynaha JFS oo bogaadisay ansixinta Sharciga la dagaalanka hubka Sharci darrada ah oo Galmudug ansixisay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Lataliyaha Madaxweynaha JFS Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa Baarlamaanka Dowladda Galmudug ugu hambalyeysay ansixinta sharciga xakameynta hubka.<\/p>\n<p>\u201cSharcigan ayaa muhiim u ah in la xakameeyo hubka aan sharciyeesneen ama aan ku jirin gacanta dowladda, waxaana tallabadan ay qeyb ka tahay aragtida Madaxweyne Xasan Sheekh ee ku aaddan in la xoojiyo in hay\u2019adaha dowladda kaliya ay gacanta ku hayaan awoodda dalka \u2018monopoly of violence\u2019 si loo hirgaliyo Soomaali heshiis ah dunidana heshiis la ah.\u201d ayey ku tiri qoraal ay soo saartay Mako Maxamuud Muuse.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxa ay tilmaamtay Lataliye Makko in tallaabadan ay soo dedejin karto dadaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee ku aaddan in Soomaaliya laga qaado cunaqabatayna hubka taas oo laf dhabar u ah la daallanka Argagixisada.<\/p>\n<p>Dhawaan ayey aheyd markii mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Galmudug ay Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Xakameynta Hubka Galmudug oo ay horay ugu soo gudbisay Wasaarada Amniga Gudaha Galmudug Golaha Baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Lataliyaha Madaxweynaha JFS Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa Baarlamaanka Dowladda Galmudug ugu hambalyeysay ansixinta sharciga xakameynta hubka. \u201cSharcigan ayaa muhiim u ah in la xakameeyo hubka aan sharciyeesneen ama aan ku jirin gacanta dowladda, waxaana tallabadan ay qeyb ka tahay aragtida Madaxweyne Xasan Sheekh ee ku aaddan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":489771,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489770","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489770"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489772,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489770\/revisions\/489772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489771"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}