{"id":489673,"date":"2023-06-18T08:38:20","date_gmt":"2023-06-18T05:38:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489673"},"modified":"2023-06-18T08:40:02","modified_gmt":"2023-06-18T05:40:02","slug":"waa-kuma-horjooge-ismaaciil-injineerka-oo-madaxiisa-la-dul-dhigay-shan-milyan-oo-dollar-warbixin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waa-kuma-horjooge-ismaaciil-injineerka-oo-madaxiisa-la-dul-dhigay-shan-milyan-oo-dollar-warbixin\/","title":{"rendered":"Waa kuma Horjooge &#8220;Ismaaciil Injineerka&#8221; oo madaxiisa la dul dhigay Shan Milyan oo Dollar? ( Warbixin)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA): Horjooge Cabdullaahi Cusmaan Maxamed oo Mareykanku dul dhigay madaxiisa lacag dhan 5-milyan oo dollar, waa nin dhagar badan kuna shaqeysta maleeshiyaad uu aad u duleystay.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Cusmaan oo Khawaarijtu u yaqaannaan&#8221; Cismaaciil Injineerka&#8221;, waa horjooge ka soo jeeda gobolka Hiiraan una qaabilsan Khawaarijta labo qeybood oo ka shaqeysa dhagarta iyo buu-buuninta:-<\/p>\n<p>1- Waa madaxa guud\u00a0 ee warbaahinta Khaawarijta, waxaanna hoostaga maleeshiyaad uu u adeegsado faafinta wararka been abuurka ah iyo buu-buuninta hadallada horjoogayaasha Khawaarijta Al-shabaab ay ku banneysanayaan dhiigga iyo hantida ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>2- Wuxuu mas&#8217;uul ka yahay qeybta qaraxyada oo ay ka shaqeeyaan maleeshiyaad isugu jira Soomaaliya iyo Ajaaniib, kuwaas oo diyaariya qaraxyada lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Qeybtan qaraxyada waa si gaarb ah mas&#8217;uul uga ah ku-xigeenka Cismaaciil Injineerka oo lagu magacaabo\u00a0 Mustafa Jihaad oo loo garan ogyahay &#8221; Axmed Gurey&#8221;, waana nin u dhashay Dalka Mareykanka, horjoogahan magaciisa kor soo xusnay ayaa si gaar ah hagar-daamooyinka iyo dhagaraha ugala shaqeeya horjooge Axmed Diiriye oo Khawaarijtu ay u yaqaanaan &#8220;Abuu Cubeyda&#8221;.<\/p>\n<p>Horjooge Cabdullaahi Cusmaan oo Khawaarijtu ay u taqaanno &#8221; Cismaaciil Injineerka&#8221; waa shaqsi cabsida haysa darteed xitaa iska qariya maleeshiyaadka uu maamulo. Horjoogahan dadka yaqaanno waxay ku sheegeen inuu yahay nin dhiigyo cab ah aan u turin qof bini-aadam ah,waxaanna tusaale u ah inuu nafta dhaafiyay qaar ka mid ah maleeshiyaadka uu gacanta ku hayo si kuwa kale ee nool ugu quus qaataan.<\/p>\n<p>Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in horjoogahan uu ku dhuumaaleysanayo gobollada dhaca koonfurta Soomaaliya, si gaar ah wuxuu ugu badan yahay gobollada Shabeellada hoose iyo Jubbooyinka.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee sida xoogga ah ugu shaqeysanayo horjoogahan ma noqon doonaan kuwo ku tartama soo sheegistiisa si ay u helaan lacagta madaxiisa dul saaran ee ah Shanta milyan, ummadda Soomaaliyeedna kaga badbaadiyaan dhagarta iyo hagar-daamooyinka uu u maleegayo?.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA): Horjooge Cabdullaahi Cusmaan Maxamed oo Mareykanku dul dhigay madaxiisa lacag dhan 5-milyan oo dollar, waa nin dhagar badan kuna shaqeysta maleeshiyaad uu aad u duleystay. Cabdullaahi Cusmaan oo Khawaarijtu u yaqaannaan&#8221; Cismaaciil Injineerka&#8221;, waa horjooge ka soo jeeda gobolka Hiiraan una qaabilsan Khawaarijta labo qeybood oo ka shaqeysa dhagarta iyo buu-buuninta:- 1- Waa madaxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":484834,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[82],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489673","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-maqaallada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489673"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489676,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489673\/revisions\/489676"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484834"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}