{"id":489557,"date":"2023-06-16T09:23:52","date_gmt":"2023-06-16T06:23:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489557"},"modified":"2023-06-16T11:29:35","modified_gmt":"2023-06-16T08:29:35","slug":"hoggaamiyaal-afrikaan-ah-oo-dooaya-in-ukrine-lagu-soo-dabbaalo-nabad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hoggaamiyaal-afrikaan-ah-oo-dooaya-in-ukrine-lagu-soo-dabbaalo-nabad\/","title":{"rendered":"\u00a0Hoggaamiyaal Afrikaan ah oo doonaya in Ukrine lagu soo dabbaalo nabad"},"content":{"rendered":"<p>Todobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa howlo nabadeed u tagaya \u00a0Dalalka Ukraine iyo Ruushka, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka ka socda halkaas.<\/p>\n<p>Wafdiga ka socda Koonfur Afrika, Masar, Senegal, Kongo-Brazzaville, Comoros, Zambia, iyo Uganda ayaa manta oo Jimco ah la kulmaya Madaxweyne Volodymyr Zelensky ,halka Madaxweyne Vladimir Putin ay la kulmi doonaan maalinimada Sabtida.<\/p>\n<p>Wakhtiga booqashada madaxdaasi ka socota Afrika ayaa ku soo beegmay xilli Kyiv ay qaadayso weeraro xooggan oo rogaal celis ah oo ay ku qaadayaan ciidamada Raashiya.<\/p>\n<p>Dalalka Koonfur Afrika iyo Uganda ayaa loo arkaa inay u janjeeraan dhanka Ruushka, halka Zambia iyo Comoros ay u dhow yihiin Galbeedka. Masar, Senegal iyo Congo-Brazzaville ayaa si weyn dhexdhexaad uga aha dagaalada u dhaxeeya Raashiya iyo Ukrine.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Todobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa howlo nabadeed u tagaya \u00a0Dalalka Ukraine iyo Ruushka, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka ka socda halkaas. Wafdiga ka socda Koonfur Afrika, Masar, Senegal, Kongo-Brazzaville, Comoros, Zambia, iyo Uganda ayaa manta oo Jimco ah la kulmaya Madaxweyne Volodymyr Zelensky ,halka Madaxweyne Vladimir Putin ay la kulmi doonaan maalinimada Sabtida. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":489558,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489557","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489557","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489557"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489571,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489557\/revisions\/489571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489558"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}