{"id":489542,"date":"2023-06-15T22:16:16","date_gmt":"2023-06-15T19:16:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489542"},"modified":"2023-06-16T08:24:11","modified_gmt":"2023-06-16T05:24:11","slug":"horjooge-horay-maxkamadda-ciidamadda-ugu-xukuntay-dil-oo-howlgal-qorsheysan-lagu-khaarajiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-horay-maxkamadda-ciidamadda-ugu-xukuntay-dil-oo-howlgal-qorsheysan-lagu-khaarajiyay\/","title":{"rendered":"Horjooge horay maxkamadda ciidamadda ugu xukuntay dil oo howlgal qorsheysan lagu khaarajiyay\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen inta u dhexeeysa magaalada Galcad iyo degaanka Baraag Sheekh Caamir ku dilay horjooge Cali Axmed Guure (Cali Qoyane), sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey taliye ku-xigeenka Ururka 7 aad Guutada 16 aad ee Danab xidigle Maxamed Xasan Abuukar.<\/p>\n<p>Horjooge Cali Axmed Guure (Cali Qoyane) ayaa horay maxkamadda ciidamada ugu xukuntay dil, waxuuna ka kamid ahaa horjoogayaasha ugu halista badan ee dadka Soomaaliyeed u geystay dhibaatiiyin baaxad leh.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen inta u dhexeeysa magaalada Galcad iyo degaanka Baraag Sheekh Caamir ku dilay horjooge Cali Axmed Guure (Cali Qoyane), sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey taliye ku-xigeenka Ururka 7 aad Guutada 16 aad ee Danab xidigle Maxamed Xasan Abuukar. Horjooge Cali Axmed Guure (Cali Qoyane) [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":488302,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489542","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489542"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489548,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489542\/revisions\/489548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}