{"id":489486,"date":"2023-06-15T11:14:49","date_gmt":"2023-06-15T08:14:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489486"},"modified":"2023-06-15T11:19:00","modified_gmt":"2023-06-15T08:19:00","slug":"hoggaamiyaal-ka-tirsan-daacish-oo-lagu-dilay-dalka-filibiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hoggaamiyaal-ka-tirsan-daacish-oo-lagu-dilay-dalka-filibiin\/","title":{"rendered":"Hoggaamiyaal ka tirsan Daacish oo lagu dilay dalka Filibiin"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dalka Filibiin ayaa dilay hoggaamiyaal ka tirsan kooxda Daacish ee ka howlgala dalkaasi,kadib kolii ciidamadaasi ay weerar ku qaadeen guryo deegaan ah oo ku yiillay jasiiradda koonfureed ee Mindanao .<\/p>\n<p>Howlgalkaan oo ka dhacay Magaalada Marawi \u00a0maalinimadii shalay,waxaa ka qeybqaatay 100 ciidan oo ka kala socday \u00a0guutooyinka mileteriga iyo kuwa Booliska.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa weerarary laba goobood ama laba guri oo la sheegay in muddo laba bilood ah ay si dhuumasho ah u \u00a0deganaayeen kooxdaasi ,waxaana sida la sheegy halkaasi lagu soo afjartay nolosha laba dagaalyahan oo sare.<\/p>\n<p>Weeraradan ayaa lagu bartilmaameedsaday labo kamid ah ISIL ee ugu sareeya gobolka,kuwaas \u00a0oo kala ah Abu Zacharia, madaxa DI-Maute iyo waxa loogu yeero Amiirka ISIL ee Koonfur Bari Asia iyo Abu Morsid oo ah kooxda DI-Maute. sida ay sheegeen militariga Filibiin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dalka Filibiin ayaa dilay hoggaamiyaal ka tirsan kooxda Daacish ee ka howlgala dalkaasi,kadib kolii ciidamadaasi ay weerar ku qaadeen guryo deegaan ah oo ku yiillay jasiiradda koonfureed ee Mindanao . Howlgalkaan oo ka dhacay Magaalada Marawi \u00a0maalinimadii shalay,waxaa ka qeybqaatay 100 ciidan oo ka kala socday \u00a0guutooyinka mileteriga iyo kuwa Booliska. Ciidamada ayaa weerarary [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":489497,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489486","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489486"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489495,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489486\/revisions\/489495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}