{"id":489421,"date":"2023-06-14T11:48:19","date_gmt":"2023-06-14T08:48:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489421"},"modified":"2023-06-14T11:51:01","modified_gmt":"2023-06-14T08:51:01","slug":"kulanka-xildhibaannada-golaha-shacabka-oo-maanta-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulanka-xildhibaannada-golaha-shacabka-oo-maanta-furmay\/","title":{"rendered":"Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta furmay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ayaa maanta ka furmay xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ajendaha kulanka maanta ayaa ah hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo bandhigaya warbixinta kulamadii dhacay ee guddiga joogtada ah.<\/p>\n<p>Akhrinta 1-aad ee hindise sharciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ayaa maanta ka furmay xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo bandhigaya warbixinta kulamadii dhacay ee guddiga joogtada ah. Akhrinta 1-aad ee hindise sharciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":489422,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489421","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489421","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489421"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489425,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489421\/revisions\/489425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489422"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}