{"id":489299,"date":"2023-06-13T08:34:27","date_gmt":"2023-06-13T05:34:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489299"},"modified":"2023-06-13T08:34:33","modified_gmt":"2023-06-13T05:34:33","slug":"hayadda-sodma-oo-gargaar-gaarsiisay-shacabka-ku-dhaqan-afmadow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-gargaar-gaarsiisay-shacabka-ku-dhaqan-afmadow\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay shacabka ku dhaqan Afmadow"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar Beni\u2019aadannimo waxa ay gaarsiisay degmada Af-madow ee gobolka Jubbada hoose.<\/p>\n<p>Gargaarkan ayaa loogu talagalay dadka abaaraha ay ku saameesay degaannada iyo baadiyaha fog ee gobolka, kuwaas oo la daalaa dhacaya xaalado beni\u2019aadannimo.<\/p>\n<p>Deeqdan oo Hay\u2019adda SoDMA maanta ka daabushay Muqdisho ayaa waxaa horkacayay Madaxa Qeybta Caafimaadka Xarunta Howlgalka Degdega ee Hey\u2019adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Dr. Cabdullaahi\u00a0 Muuse Axmed, kaasi oo ku wareejiyay Maamulka Degmadda Afmadow.<\/p>\n<p>Madaxa Qeybta Caafimaadka Hay\u2019adda SoDMA oo ugu horeyn faahfaahin ka bixiyay gargaarkan ayaa sheegay in Hay\u2019addu mar waliba ay ka go\u2019antahay u gurmashada dadka dhibaataysan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmade Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose Mudane Maxamed Amiin ayaa u mahadceliyay Hay\u2019adda SoDMA, isaga oo sheegay in gargaarkan uu ku soo aaday xiligii loogu talagalay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar Beni\u2019aadannimo waxa ay gaarsiisay degmada Af-madow ee gobolka Jubbada hoose. Gargaarkan ayaa loogu talagalay dadka abaaraha ay ku saameesay degaannada iyo baadiyaha fog ee gobolka, kuwaas oo la daalaa dhacaya xaalado beni\u2019aadannimo. Deeqdan oo Hay\u2019adda SoDMA maanta ka daabushay Muqdisho ayaa waxaa horkacayay Madaxa Qeybta Caafimaadka Xarunta Howlgalka Degdega [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":489300,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489299","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489299","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489299"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489301,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489299\/revisions\/489301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489300"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}