{"id":489262,"date":"2023-06-12T13:33:45","date_gmt":"2023-06-12T10:33:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489262"},"modified":"2023-06-12T13:35:31","modified_gmt":"2023-06-12T10:35:31","slug":"hayaadda-socdaalka-jfs-oo-sheegtay-aan-wax-isbedd-ah-lagu-samayn-habraacii-socdaalka-qurbejoogta-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayaadda-socdaalka-jfs-oo-sheegtay-aan-wax-isbedd-ah-lagu-samayn-habraacii-socdaalka-qurbejoogta-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Haya&#8217;adda Socdaalka JFS oo sheegtay in aan wax isbeddel ah lagu samayn habraacii Socdaalka Qurbejoogta Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Haya&#8217;adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku cadaysay in aanu jirin wax laga beddelay habraaca socdaalka Qurbejoogta Soomaaliyeed ee kusoo laabanaysa dalka.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu xusay in aanay jirin wax Fiise ah oo lagu soo rogay dadka imaanaya.<\/p>\n<p>Ugu dambayn Haya&#8217;adda Socdaalka iyo jinsiyadduhu waxay fartay Diyaaradaha qaada rakaabka in ay muwaadiniinta Soomaaliyeed u fududeeyaan safarkooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-489264\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/IMG-20230612-WA0117-186x300.jpg\" alt=\"\" width=\"186\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/IMG-20230612-WA0117-186x300.jpg 186w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/IMG-20230612-WA0117-636x1024.jpg 636w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/IMG-20230612-WA0117.jpg 671w\" sizes=\"auto, (max-width: 186px) 100vw, 186px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Haya&#8217;adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku cadaysay in aanu jirin wax laga beddelay habraaca socdaalka Qurbejoogta Soomaaliyeed ee kusoo laabanaysa dalka. Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu xusay in aanay jirin wax Fiise ah oo lagu soo rogay dadka imaanaya. Ugu dambayn Haya&#8217;adda Socdaalka iyo jinsiyadduhu waxay fartay Diyaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":489263,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489262","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489262"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489267,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489262\/revisions\/489267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}